Zakovic Tech
Kusoo dhawaada pageka Zakovic Tech waxaan idin soo gudbin doonaa macluumaad ku saabsan technologyda iyo wax walboo la hal maala
soo booqo linkigan si aad u isticmaasho tubebuddy kaasoo kuu fududeenaya inaad manage gareeso ama si fudud ula socoto dhaqdhaqaaqa youube channelkaaga mahadsanid
TubeBuddy | The Premier YouTube Channel Management Toolkit Uncover high-perofrming, searchable Video Topics. Monitor and learn from your Competitors. See what topics are Trending globally.
22/06/2022
💯❣️🙏
28/10/2021
Wararka sheegaya in facebook magaca laga badalay
waa been abuur
# Aalada facebooka lagama badalin magaca oo sidii h**e facebook un baa la oranayaa balse waxa la sameeyay un campany ay hoos tagaan whatsapp facebook iyo messenger oo lagu magacaabo
ogatahy in messengerka lagu soo kordhiyay option ah inaad share u sameen karto asxaabtadaa sida whttsappka oo kale
dawao videogaan sid aaad u ogaato
Qaabka share loo sameeyo messenger ka
ogtahay
Waa barnaamij aad ku ogaan doonto waxyaabo badan oo kaa qarsoon oo ku saasbsan technologyada
💯🙏
Click here to claim your Sponsored Listing.