Adalsom Foundation
Adalsom foundation waa hay,ad samafal oo xarunteeda dhexe ku taal magaalada boorama kan
02/09/2016
Hay,adda wadaniga ee ADALSOM foundation. Waxa ay ugu baaqasaa shacabka somaliland inay qaataan kaadhadhka codbixinta hay,addu waxa ay si gaara ugu baaqasaa shacabka gobalada awdal ,salal iyo gabilay oo diiwaagalintu ku soo fool leedahay inay si buuxda oo aan hadhaw laga calaa calin uga qaybtaaan kaadhka ,si gaara waxa ay ugu baaqasaa shacabka caasimada labaad ee dalka ee BORAMA iyo dagmooyibka DILA, BAKI,gabilay MAGAALO-CAD SAYLAC LUGAHAYA , BOON ,QUNUJEED inay muujiyaaan tiradooda iyo tayadoodaba waad mhaddsantihiin
Click here to claim your Sponsored Listing.
Website
Address
Edmonton, AB
1 780-242-1706