DMG Production
Danjir Media Group is an independent media company that strives to build a stronger community Our mission is to empower, educate and build stronger community.
Hadii orod ama deg deg meel lagu gaarayo, ka fiirsashada meel meeshaas kasii fog baa lagu gaaraa.
B.M 😍
10/12/2022
Maanta waa maalintii calanka lkn waxaan u baahan nahay inaan gadaal u fiirino maalintii la sameeyey waxaa laga cabir qaatay cirka taaso laga waday sida cirka u sareeyo oo cid gaari kartaa jirin baa Soomaali yihiin dad xora meel sare saaran, tan midabka baluugana waxaa laga soo qaatay sida cirka u yahay baluug inkastoo ramaadi (Grey) ku jiro hadana waa isku nooc isku macaan oo wada socda sidoo kale ummada Soomaaliyeed u yihiin dad wadaaga hal diin dhaqan af iyo taariiq waa dad isku nooc isku macaan oo wada socda ❤
Click here to claim your Sponsored Listing.