Moha Kheir

Moha Kheir

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Moha Kheir, News Personality, Cairo.

12/03/2026

ISR oo sahmisay halkii ay ka dhisi laheyd saldhiga milatari ee bada cas si ay uweerarto Xuutiyinta Yemen iyo Saraakiil Isr**iiliyin ah oo tagay deegaanada xeebta ee Somaliland.

07/03/2026

Waa Saacad Ka Hor iyo Garoonka Diyaaradaha Dubai oo Iran ay Drones ku weerartay...

07/03/2026

Maxaa dhacaya markii lagaaro 15ka May | Muuqaalkaan ayaa kuu sheegaya ?

06/03/2026

CNN ayaa markii ugu horaysay loo ogolaaday inay Iran kaso warami karaan, kadibna waxay arkeen in nolosha dadku ay caadi u socoto oo aysan wax cabsi ah & isbadal ku yimid nolosh dadka.

Halka Isreal dadku ay ku xaraysanyihiin meelo looga dhuunto gantaalada & drones ka Iran, isla markaana aysan jirin dad shaqo aadi kara!!

Maxay kula Tahay?

05/03/2026

Waa saldhiga Maraykanku ku lahaa Kuwait oo hada Gubanaya. Majiro saldhig maraykanku ku lahaa bariga dhexe oo bad qaba!!

05/03/2026

Eeraan oo wacad ku martay in ay burburin doonto xarumaha Nuclear-ka ee 1Sra11l iyo xaalada oo faraha ka baxday

04/03/2026

Xootiga oo ku dhawaaqay in dagaalka ay galayaan isla markaana meel kasta gubi doonaan.

04/03/2026

Ciidanka IRGC ee Iran ayaa baahiyey muuqaal muujinaya gantaallo ballistic ah oo laga tuuray Iran kuwaas oo loogu jeediyay bartilmaameedyada Israel iyo saldhigyada ciidamada Mareykanka ee Bariga Dhexe.

04/03/2026

DEG-DEG — Gantaal laga leeyahay Iiraan oo ku socday dhanka Turkiga ayaa waxaa soo riday ciidamada NATO ee ku sugan Bariga Badda Mediterranean-ka.

Qaybo ka mid ah gantaalka ayaa ku soo dhacay magaalada Hatay ee dalka Turkiga, mana jirto wax khasaare naf ah sida ay sheegtay Wasaaradda Gaashaandhigga Turkiga.

Turkiga ayaa u sheegay dhammaan dhinacyada gobolka in Ankara ay xaq u leedahay inay ka jawaabto tallaabo kasta oo cadowtinimo oo lagu soo qaado.

Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa sidoo kale sheegtay in gantaalka Iiraan uu maray Ciraaq iyo Suuriya, isla markaana uu ku wajahnaa inuu galo hawada Turkiga.

04/03/2026

Deg Deg | Turkiga "Difaaca": Cutubyada NATO ee Bariga Dhexe waxay qabteen gantaal ballistic ah oo laga soo tuuray Iran kuna sii jeeday jawiga Turkiga

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Cairo?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address

Cairo