Faallo Media
Hadii ay hada tahay markii kugu horaysay ee aad soo booqato page like and follow waa noo-dhiiri galin ππ
09/06/2026
βRag Waanu Is Huranahay oo wad ogtihiin..suldaan qabile
03/06/2026
"Anigu magaalo ma fiiriyo, dadkaan fiiriyaa. Quruxda dhabta ahi ma aha dhismayaasha iyo waddooyinka, ee waa dadnimada, akhlaaqda, iyo sida dadka isu qadariyaan. Qof kasta oo Soomaali ahna waxaa looga baahan yahay in dadnimadu ku waynaato." Hodan naaleye Faallo Media