Abdirizak Sheikh

Abdirizak Sheikh

Share

Xaalad walboo kula soo deristo ha iska lumin rajada waayo marka ay qoraxdu dhacdabo xidigaha ayaa soo baxo ...!

Photos from Abdirizak Sheikh's post 24/12/2024

Galladi oo cagta saartay wadadii Hormarka!

Waxaa Dayac'tir lagu sameeyay wadooyinka magaalada sid wadada isku xirta Galladi iyo Tuurdibi oo ah wadada Hal'bawlaha u'ah isku socodka Gaadiidka ee Dagmada Galladi iyo wadada iskuxirta Galladi iyo Dagmada Bookh Tani waxay sahlaysaa Galladi inay kabaxdo marxaladii ahayd Ban'dawga una Guurto mar'xalad kale oo cusub Hormarkaan waxaa sabab u'ah Ganacsatada Dagmada Galladi iyo maamulka fadhiidhka ah ee Dagmada Galladi

22/12/2024

Geed'kaan magaciisa waxaa layiraahdaa Barda'wayne waxuuna Kuyaalaa Dagmada Galladi ee Gobalka Doolo waana Geed caan ah inta Badan waxaa lagu'qabtaa shirarka iyo xuskii Awoowe xaamud Allaha unaxariistee Adigu wali Geedkaan ma'aragtay?

Imisa jeer Baad Geedkaan sab u'aaday 😁

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Addis Ababa