Caydarus Sheik Mohamed

Caydarus Sheik Mohamed

Share

Waa boga cadaalada umada

26/11/2025

Madaxweynihii h**e ee Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo war saxaafadeed soo saaray ayaa sheegay in abaarta dalka ka jirta ay saameysay ku dhawaad 5 milyan oo Soomaali ah.

Wuxuuna Farmaajo ugu baaqay dadka Soomaaliyeed, culimada, ganacsatada iyo qurbo joogta iney u istaagaan samatabixinta dadka Soomaaliyeed ee dhibaateysan, sidoo kale wuxuu madaxda Federalka Soomaaliya iyo kuwa Maamul goboleedyada ka codsaday iney u midoobaan sidii ay uga jawaabi lahaayeen xaalada adag ee ay wajahayaan dadka Soomaaliyeed.

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Addis Ababa