Ahlam Abdullahi

Ahlam Abdullahi

Share

Xijaaban rabigeed yaqiinsan❤️

31/12/2023

Qaalideydi aan jeclaayey nafteydaay/ waxan ku leeyahay shukran intuusan dhamaan sanadkan 2023.
🌹💞
Shukran waayo waxaad waajahday isbadalo badan oo sanadkan kusoo maray.
🌹💞
Qaalideydi nafteydaay waan ogahay inaa soo martay duruufo badan balse aad usoo dhabar adeygtay adiga oo rabigaaga kaashanaya.
🌹💕
Nafteydaay qaali waxan kaa raali gelinayaa wax walboo kugu sababay inaa oyso ama murugooto, waxaana ku leeyahay sabar waayo wax walba sahal laguma helo.
🌹💕
Qaalideydaay waxaan kuu sheegayaa in aan ku jecelahay mar walba, oon ku faraxsanahay guulaha aad gaartay iyo isku dayada badan ee aad soo sameysay.
🌹💞
Waxaad ogaataa nafteydaay, inaa tahay mid adag oo awood badan, inaa tahay mid qurux badan, waxaad ogaataa inaa mid fariid ah oo aan ku faano tahay.
🌹💕
Nafteydaay qaali, waxan ku leeyahay halkaa kasii wad dadaalkaaga oo gaar guulo badan, dhegna ha u dhigin kuwi ku dhaliila ama doona iney ku habsaamiyaan. 😘❤

Fadlan ku share gareyso profile kaaga 🌹❤

❤❤❤❤

17/11/2023

𝐓𝗮𝘅𝗮𝗻𝗮𝗵𝗮 𝗖𝗮𝗮𝗳𝗶𝗺𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮:

Xabad sowdada waxay ugu horraysaa miraha laga helo caafimaadka, waxaana lagu daaweeyaa cudurro badan.

𝗾𝗮𝗮𝗯𝗸𝗮 𝗮𝘆 𝗖𝘂𝗱𝘂𝗿𝗿𝗮𝗱𝗮 𝐔𝗹𝗮 𝗱𝗮𝗴𝗮𝗮𝘀𝗵𝗼:
𝟭•La dagaallanka infakshanka khaas ahaan cudurrada bakteeriyada ay keento.
𝟮•Xoojinta difaaca jirka iyo ka sifeynta jirka sunta iyo waxyaabaha khatarta ah.

Xanuunada la arkay in ay daawo u tahay oo si dhakhso ah loogu bogsado waxaa ka mid ah:
𝟭• Madax xanuunka
𝟮• ilko xanuunka
𝟯• Hargabka
𝟰• Xanuunada dheefshiidka ku dhaco
𝟱• Xanuunada lafaha
𝟲• Neefta iyo Sanboorka
7. Xajiinta iyo Allerjiga
8. Sonkoroowga/ Kaadi macaanka
9. Waxaa kaloo la ogaaday in 𝗖𝗮𝗮𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗱𝘂𝗺𝗮𝗿𝗸𝗮 ay u fududeyso, waxayna siyaadisaa caanaha hooyada ilmaha nuujiso.

▪︎Saliidda 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗮𝗯𝗸𝗮 loo isticmaalo waa in la marsado ama la cabo iyadoo lagu qasan karo cabitaan kulu sida shaaha, caanaha ama cabitaan qabow sida juuska, waxaa kaloo lagu dari karaa biyo kulul, kadibna uumiga ka soo baxo ayaa la isku huurin karaa markii lagu daawaynayo cabburka, xiiqda iyo sanboorka.

☆ Xanuunadaan 𝘀𝗶𝗱𝗲𝗲 𝗹𝗼𝗼𝗴𝘂 𝗱𝗮𝗮𝘄𝗲𝗲𝘆𝗮𝗮?
𝟭• 𝐍𝗲𝗲𝗳𝘁𝗮: Qaado buuxda oo saliid xabad sowdo saafi ku qaso koob coffee ah laba jeer maalintii, xabadkane marso habeen kasta muddo usbuuc ah.

𝟮• 𝗦𝗮𝗻𝗯𝗼𝗼𝗿𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗖𝗮𝗯𝗯𝘂𝗿𝗸𝗮: Isku uumi ama isku qiiqi saliid xabadsowdada adigoo ku dhibicya biyo aad u kulul kadibna isku daboola illaa aad safiican ugu neefsatid.

𝟯• 𝐌𝗮𝗱𝗮𝘅 𝗫𝗮𝗻𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮: Madaxa foolka iyo dhinacyada oo lagu daliigo saliid xabad sowdada waxaa la ogaaday inuu u roonyahay madax xanuunka loo yaqaanno ("Tension headache iyo Cluster headache",)

𝟰• 𝐌𝘂𝗿𝗾𝗼 𝗫𝗮𝗻𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮: sidoo kale ku daliig meesha lagaa hayo, muddo 5 daqiiqo ah.
Xanuunada lafaha iyo Roomatiisamka:

𝟱• 𝗾𝘂𝗺𝗮𝗻𝗻𝗸𝗮 Caruurta quumanka ku soo noqnoqdo, waxaa dhuunta loo mariyaa saliid xabad sowdo, habeen kasto markay jiifanayaan, subaxiina iyadoo shiidan ayaa afka laba far qaadkeed lo

14/11/2023

Xanuunada Maskaxdu inay Kugu dhacaan waxa Qayb ka Qaata
1. Jaaniskaaga ama Wakhtiga Firqaadada oo Bata, Wax aad Ku Mashquushana aadan Haysanin.
2. Adoo wax soo Bartay isla markaana Wax Curin aan lahayn hadana Shaqo Aad Sugayso in lagu siiyo, Shaqadiina kaa Daahday.
3. Suaal kasta oo Maskaxdaadu ku waydiiso oo aad sii dabagasho, Heer aad Gaadho inad Kaantarooli kari waydo Fikradaha Maskaxdaada kuso dhacaya
4. Hurdo Xumada ....❗❗❗
5. KALI inaad tahay Wakhtiyada Badanka adoo aan Waxba Ku Mashquulsanayn.
6. Aaminaada ah (Saaxiibku waa Khasaare anigu Hal Qof oo aan Saaxiib la ahay ma Jiro!) Saaxiib la'aanta ama Qof aad Wakhti wada qaadataan oo aanad haysanin Waa Calaamad tusinaysa inad leedahay ama Yeelan Doonto Xanuun Maskaxeed.
✅ Subax Wanaagsan Asxaabeey
Dr. Mascuud Dadaal
DUMAR KAABA
LIKE 👍

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Addis Ababa
Addis Ababa