Eng Mohamed Muse

Eng Mohamed Muse

Share

Politician, Motivator, Business man, Researcher

03/05/2025

“Ali France waa haweeney aan lixaadkeedu idlayn, una ololeysa xuquuqda dadka iyada oo kale ah, waxay maanta kursiga Xildhibaan tartan adag oo dhexmaray kaga tuurtay hoggaamiyihii Xisbiga mucaaradka ee dalka Australia Peter Dutton oo 24 sano kursiga ku fadhiyey. Innaguna waxaan joognaa dal uu Guddoomiyihii Golaha Shacabka si ula kac ah ugu xadgudbayo Xildhibaan lixaadkiisu buuxin. Waa mudannay, sababtoo ah ummad waliba heerkeeda feker iyo hab nololeedkeedu waa is leeyahay”.

W/Q Abdirihman Abdishakuur Warsame.

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Road Of Airport
Addis Ababa