Dollo Addo Hospital Rasmi page

Dollo Addo Hospital Rasmi page

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dollo Addo Hospital Rasmi page, Hospital, Dollo Addo Town, 03 kabele, Addis Ababa.

Photos from Dollo Addo Hospital Rasmi page's post 20/07/2026

Olole qeyb ka ah barnamijka dhiig ururinta tabarucadka bilaha xagaga aya kaqabsomay degmada dollo ado,gobalka liban

Maamulka iyo Shaqalaha kunool degmada Dollo addo ee gobolka liban ayaa saaka dhiigooda ugu deeqay kaydka dhiiga Dollo Addo blood bank iyagoo ka qayb qaadanaya barnaamijka tabarucaadka bilaha xagaaga.

Ujeedada dhiig uruurintan ayaa ah sidii loo heli lahaa kayd dhiig oo la isku halayn karo si loogu daweeyo dadka ubaahan dhiiga.

FIIRO GAAR: ololahan Dhiig shubista OO maalmahan Socon doono waxaan Bulsho weynta ku nool Degmada Dollo Addo ugu baaqeynaa inay dhiigooda ku deeqaan.

Photos from Dollo Addo Hospital Rasmi page's post 16/07/2026

OGEYSIIS! OGEYSIIS! OGEYSIIS!

Dollo Ado Primary Hospital waxuu ogeysiinayaa
Dhamaan bulshada kudhaqan magaalada Dollo Ado iyo Nawaaxigeeda in Hosbitalka Dollo Ado laga bilaabi doono Adeega Qaliinka Cleft lip and palate(Ciyaalka Faruuran) ooy Faruurta(Bishimaha ) iyo Dhanxanaga iisu go'on yihiin oo Bilaash ah.

Sidaa Darteed Hospitalka Wuxuu Ugu Baqayaa Inay Bulshada Kafaideystan Adeegan Bilaashka .
Hadaba Diwangalintu way soocota
Ee Nagala soo hadal

EthioTel: +251 915129798
Hormud:+252 613107248
Somtel:+252 623107248

Photos from Dollo Addo Hospital Rasmi page's post 22/06/2026

Waxaan ka helnay Xafiiska Caafimaadka DDS Anesthesia Machine, kaas oo lagu beddelay Anesthesia Machine-kii h**e ee isbitaalka kadib markii ay kagubatay qayb muhiim ah.

Waxaan si gaar ah ugu mahadcelineynaa Xafiiska Caafimaadka DDS kajawaabista degdegga ah ee ay ka bixiyeen baahida qalabkan muhiimka ah.

Photos from Dollo Addo Hospital Rasmi page's post 30/05/2026

OGEYSIIS! OGEYSIIS! OGEYSIIS!

Dollo Ado Primary Hospital waxuu ogeysiinayaa
Dhamaan bulshada kudhaqan magaalada Dollo Ado iyo Nawaaxigeeda in Hosbitalka Dollo Ado laga bilaabi doono Adeega Qaliinka Cleft lip and palate(Ciyaalka Faruuran) ooy Faruurta(Bishimaha ) iyo Dhanxanaga iisu go'on yihiin oo Bilaash ah. *

1. Diwangalintu Waxay bilabaneysaa
Sabtida , 30/ May 2026 WC Ama 22/Ginbot,2018 EC

Sidaa Darteed Hospitalka Wuxuu Ugu Baqayaa Inay Bulshada Kafaideystan Adeegan Bilaashka .

EthioTel:+251 -967718220
Hormud:+252 -613107248
Somtel: +252 -623107248
Watsapp:+251 -967718220

Want your practice to be the top-listed Clinic in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address

Dollo Addo Town, 03 Kabele
Addis Ababa