Mahad alteeso

Mahad alteeso

Share

Qarax ulabiste walalkiis kayar folow iso dhaha zxpyal 100k igarsiya insha alah

08/08/2023

Fadlan umada Benta halaga dayo aniga Layma xirin waa Noolahay

08/08/2023

Somaliland is not easy😥

06/08/2023

Hambalyo Arsenal 💪

03/08/2023

NASIIB DARO:😥

Ninkaan Maskiinka ah ee loo dhiibay Warqada Af-axmaariga ku qoran Waxaa laga soo lugeeysiyay meel u jirta 80-Km goobtan hadda la keenay.

Xiligii Dagaalkii afdheer ayuu Mu'wadinimo muujiyay , Nasiib darro hada Warqada eber ah ayaa la siyay xataa uusan aqrin karin waxa ku qoran, ilmaha wuxuu sonkor ugu gato iyo wadda mar ayaa ugu fiicneed warqadaan eberka ah.

Waa la sawirtay Xaflada kadibna halkaas ayaa lagu ilaaway!!

31/07/2023
Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address

Addis Ababa