Aarka mudug

Aarka mudug

Share

Bogan waxad ka helaysaa dhaman warar xiiso leh oo ku raali galiya

28/12/2024

Jiicboor 👁 👀

04/07/2024

With Cali Dhuux – I just got recognized as one of their top fans!

13/08/2022

Dhacdo yaab leh: Ninkaan oo indian ah ayaa Sanadkii 1999 kii Raacay Tareen deedna Lacagtii ayuu siiyey , Marka Waxay Ahayd in Kirish booygu usoo Celiyo 21 rupee oo udhiganta ( 0.25$ ) Kirish booygu uma soo Celin 0.25 kii..

Markaa intuu Xanaaqay ayuu Maxk**ad La Fuulay Qolyihii , Maxk**adaan oo socotay 22 sano isla markaana yeelatay 122 fadhi oo mar walba Maxk**adu ka Fariisanaysay arintan
ugu dambayn Maalin Dhoweyd Ayuu Ninkaan ku Guulaystay qaddiyadii , wuxuuna Heli Doonaa 0.25$

Maxay kula tahay?

08/08/2022

Shil gaadhi ayaa ka dhacay aaga hoolka sayidka kaasoo dhimasho sababay hoyo io ilmaheedi

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Addis Ababa