GARBA CIISE PAGE

GARBA CIISE PAGE

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from GARBA CIISE PAGE, Men's clothes shop, Abdirahman, Addis Ababa.

29/11/2024

HADHGALMO WANAAGSAN

14/07/2024

:
Dagaal Culus oo udhaxeeya Ciidamada Degaanka Canfarta iyo Ciidamada Somaalida Ayaa ka socda Nawaaxiga Magaalada Cundhufo.

Dagaalka oo bilawday saaka subaxdii h**e Ayaa ahaa mid Culus Labada Dhinac ayaana Adeeg sanayay Awoododa.

Ciidamada Degaanka Canfarta oo Werarka bilaabay saaka subaxii ayaa donayay inay Dib u Qabsadaan degaanadii horay loga qabsaday Balse ciidamada Somaalida oo xogta sii hayay ayaa si adag iskooga Cabiyay iyago hormarna dhinaca h**e ka sameeyay.

Ciidamada milatariga Ethiopia Ayaa hor istaagay inay ciidamada somaalidu sii wadaan Hormarka dhinaca Magaalada Cundhufo ay ku galayaan.

Si walba ha Noqotee Dagaalka ayaa sababay khasaare badan oo soo gaadhay Ciidamada Degaanka Canfarta ee weerarka soo Qaaday walina waxaa sii socda Iska hor imaadka.
.....typing news

Want your business to be the top-listed Clothing Store in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Abdirahman
Addis Ababa