RR Association development Awdl state.
Activist positive site Social Mobilizer Care Unit And Helped Disability Peaple
29/04/2026
Subxaanallah, Sayniska ayaa Nabi Muxamed Scw Rumeeyey.
Saynisyahanno adeegsanaya Aaladaha dayax-gacmeedka ayaa ogaaday in Dhulku uu soo saaro garaac cabbiga hawada oo isdaba joog ah, ku dhawaad 26 garaac ilbiriqsi kasta, taas oo lagu tilmaamo " wadno garaaca dhulka," Markaas ayey weedhan kusoo kooban " DHULKU WUXUU NOQON KARAA NOLOL GAAR AH".
Dad badan ma oga in dayax-gacmeedku yahay muraayad dareemayaan kaladuwan lagu rakibay si hadba waxa loo baahan yahay lagu baadho tusaale dayax-gacmeed militari ayaa jiro oo dhulka iyo goobaha muhiimka ee dalalka lagu sawiro, mid cimilada loo adeegsado, mid lagu sahamiyo macdanaha kaladuwan ee dalka, mid biyaha dhulka ku jiro lagu raadiyo iwm.
Intaas kaddib dad badan ayaa soo xasuustay hadalkii nabigeena SCW ee waxkasta oo alle abuure waa "WAXKASTA OO ALLE ABUURAY RABBIGOODA AYEY U TASBIIXSADAAN", taas oo la macno ah dhirta, dhagaxa, hawada dhulka waxkasta inay alle luuqadooda kula hadlayaan.
Cajiib maanta dad calqi leh oo diinta alle fahansan ayaan salaad iyo soon samaynin, runtii inaad alle u hogaansanto waa darajo aynan dadka oodhan wada helaynin.
Alxamdulillaah ☝️ Soo Qor.
Qoray ✍️ Eng-Abdihalim Hillaac
Follow Qarnigeena Media
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Addis Ababa