S.G.page
Waa bage kayga ,bage kaaga bage Keena nagu Soo biir adoo mahadsan ,like & follow
07/03/2025
Suldaan ayaa hada kahor Juxa ku yiri; Ma awoodaa in dameerkaaga aad barto qoraalka iyo akhrinta?
Juxa ayaa ku jawaabay; Haa waan awoodaa midaas balse waa inaad isugtaa mudo 20 sano ah si aan howsha ugu dhameystiro.
Suldaankii ayaa ogolaaday arintii wuxuuna mushaar u qoray Juxa balse wuxuu ugu hanjabay 20 sano kadib hadii uu howsha fulin waayo inuu dili doono, intaa kadib Juxa markii uu madashii Suldaanka kasoo baxay ayuu saaxiibkiis ku dhahay; Doqonow sidee ku ogolaatay howl caynkaan inaad qabato? Ma qof baa jira oo inaga mid ah kaasoo dameerka wax akhrinta iyo wax qorista bari karo?
Juxa ayaa ku jawaabay; mudada 20ka sano ee aan qabsaday ama anigaa dhiman, ama suldaanka ama dameerka, hadaba yaa doqon ah?
31/07/2024
Wiilka uu dhalay Ismacil oo ladhaho Abdel Salaam ayaa dhahay dhiiga abahay k**a qaalisana dhiiga shacab reer falastiin ee maalinkasta daadanaya wuuna shihiiday abahay ee u duceeya .
Ilaahey naw naxariisto
Click here to claim your Sponsored Listing.