Bookh today

Bookh today

Share

jigjiga ethiopia

30/12/2020

waxaa maxkamada maanta la horkeenay Xamsa jamaal mohamed oo lagu edeeyey in uu 4 SIMCARD si qarsoodiya ugu geeyey xabsiga jawhar mohamed.

30/12/2020

Wasaraada difaaca Ethiopia ayaa beenisay in ay jiraan page ay leeyihiin Let. General Bacha Debele iyo Let. General Abebew Tadese.

waxaa maalmaan baraha bulshada lagu arkayey PAGE lagu qoray magaca labadan sarkaal kuwaas oo warar been abuur ah faafinayey.

labadan General ayaa lafdhabar u ahaa weererkii lagu qaaday kooxda .

Bookh today

Want your business to be the top-listed Media Company in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address

BOLE RWANDA
Addis Ababa