Cilmi Tv
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cilmi Tv, TV Channel, Cilmi Tv, Addis Ababa.
28/05/2023
Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan,ayaa ku guuleystay doorashada madaxweyne ee dalka Turkiga shanta sano ee soo socoto. Wuxuu tartan adag la galay hoggaamiyaha xisbiga Jamhuuriga ee CHP.
Erdoğan wuxuu h**e u sheegay in haddii uu guuleysto ay ka dhigan tahay inuu sidoo kalena Turkiga guuleystay. La soco dhawaan waxa ay Turkiga uga dhigan tahay guushan Erdogan iyo halka uu aadi doono Turkiga shanta sano ee soo socota.
03/08/2021
VOTE: Kursiga Aqalka sare ee Beesha Sacad waxaa ku tartami doona Xaaf iyo Cabdi Qeybdiid.
Yaa Mudan ?
03/08/2021
Gudoomiyaha aqalka Wakiilada Somaliland waxaa loo doortay Abdirizak Khaliif oo Dhanka Mucaaradka ka socda (Wadani) waxaana gudoonka Barlamaanka looga adkaaday Garabka Madaxweyne Muuse Biixi.
Abdirizak Khaliif Gudoomiyaha cusub ee Aqalka Wakiilada Barlamaanka Somaliland ayaa helay 42 Cod, halka Faratoon uu helay 39.
03/08/2021
Kooxda Karamardha ee Soomalida ayaa saddex gool iyo waxba[3:0] ku hogaaminaysa ciyaar ka socota Magallada Hawasa oo ay wada ciyarayaan koox ka socota Deeganka Canfarta. Wali ciyartu kaambiyadii dambe ayay socota haddii sidan ku dhamatana Kooxda Karamardha ee Soomalida ayaa yeelan doonta 7-dhibcood leh.
03/08/2021
Raysal wasaraha Itoobiya,Abiye Ahmed ayaa gaaray furinta h**ee dagaalka qaybta Canfarta.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Addis Ababa
CILMITV