Awel
ASXABTA QALIGA PAGE KAN FOLOW SODHAHA
SIAAD ULA SOCOTAN WARARKA,
KUSOO DHAWAADA AWEL OFFICIAL PAGE
16/11/2024
16/11/2024
Elon Musk, bilyaneerka sida aadka ah ugu dhow madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump, ayaa la kulmay safiirka Iran u fadhiya Qaramada Midoobay si uu u qaboojiyo xiisadda u dhaxeysa Tehran iyo Washington, waxaa sidaas Khamiistii weriyey wargeyska The New York Times.
Wargeyska ayaa ka soo xigtay ilo-wareedyo aan la magacaabin oo Iiraaniyiin ah in ay ku qeexeen kulanka dhexmaray ninka ugu taajisan adduunka iyo danjire Amir Saciid Iravani “mid wanaagsan.”
Labada nin waxay in ka badan hal saac ku kulmeen goob qarsoodi ah Isniintii, ayuu yiri wargeyska.
Kooxda kala-guurka ee Trump iyo ergada Iran ee Qaramada Midoobay midna si degdeg ah uma xaqiijin kulanka, iyadoo howlgalka Iran ee QM uu sheegay in aysan wax faallo ah ka bixineyn.
Hees loo qaaday beelaha Madhibaan ayaa gil-gishay baraha bulshadda.Dad baddan ayaa soo dhaweeyay.Wax hees dhaafsan oo ficila halla yimaadan Soomalidu.Halaga guursado oo dhaqamada xunee dadka raggaadiyay meesha hallaga saaro.Hees qiiro ah oo aan Fiyuus dhaafsanayn looma baahna.
Xigasho : Macalinka Soomaaliyed (Ms)
VOSS TV
16/11/2024
ኢትዮጵያ በሁሉም ዘርፍ እንድታንሠራራ በትኩረት ይሠራል- መንግሥት
ኢትዮጵያ በሁሉም ዘርፍ እንድታንሠራራ በትኩረት እንደሚሠራ የመንግሥት ኮሙኒኬሽን አገልግሎት ሚኒስትር ለገሠ ቱሉ (ዶ/ር) አስታወቁ፡፡
ሚኒስትሩ በወቅታዊ ሀገራዊና መንግስት ትኩረት በሚያደርግባቸው የኢኮኖሚ እና ጸጥታ ጉዳዮች ላይ መግለጫ ሰጥቷል።
በመግለጫቸውም ሀገር በበጀት ዓመቱ በሁሉም ዘርፍ ሁለንተናዊ መንሠራራትን እንድታመጣ መንግስት በትኩረት ይሠራል ብለዋል።
በጀት ዓመቱ የኢትዮጵያ መንሠራራት ዓመት ሲባል የምግብ ፍላጎትን ከማሟላት ጀምሮ ሁሉን አቀፍ መደላድልንም ማስፋት ላይ በመሥራት መሆኑን አስገንዝበዋል፡፡
ፖለቲካዊ አለመግባባቶችን በንግግር ለመፍታትም በሀገራዊ ምክክሩ የተጀመሩ ሥራዎች እውን እንዲሆኑ ይሠራል ነው ያሉት፡፡
ግብርናው ላይ የተጀመሩ የማሻሻያ ርብርቦች የኢትዮጵያ ሁለንተናዊ መንሠራራት አስቻይ ተግባር ማሳያ እንደሆኑ አንስተዋል፡፡
በተለይም ግብርናውን ከተለምዷዊ አሠራሩ በተሻለ ዘመናዊ መንገድን በተከተለ ሁኔታ እየተከናወነ ባለው ተግባርም ዘርፉ በጥሩ ቁመናላይ የሚገኝ ሰብል እንዲኖር አስችሏል ብለዋል ሚኒስትሩ።
ይህንን ሰብል ያለብክነት ለመሰብሰብ ሁሉም አካል በርብርብ እንዲሠራ ጥሪ አቅርበዋል፡፡
ያለፉት ዓመታት የበጋ መስኖ ስንዴ አበረታች መሆኑ ከሀገርምተሻግሮ አህጉራዊ ተቀባይነትን ያገኘ እንደሆነም ጠቅሰዋል።
ይህንን ተግባርም አጠናክሮ ለማስቀጠል ግብዓትን ተደራሽ ከማድረግ ጀምሮ ከፍተኛ ምርት ለማግኘት ታቅዶ እየተሠራ መሆኑን አብራርተዋል።
በሌላ በኩል የሌማት ትሩፋት ላይ ትኩረት አድርጎ በመሥራት ዜጎችን ከተረጅነት የማላቀቅ ሥራ እንደ ሀገር እየተሠራ መሆኑን ገልጸው፥ ይህም አበረታች ውጤት እያስመዘገ መሆኑን ተናግረዋል፡፡
የቱሪዝም ኢንዱስትሪውም ለሀገራዊ እድገት ያለውን የጎላ ሚና ወደ ተግባር በመቀየር የበኩሉን እንዲወጣ በፖሊሲ የታገዘ ስራ ማከናወን ተጀምሯል ነው ያሉት።
ለዚህ በማሳያነት እየተከናወኑ ያሉ የዘርፉን ገጽታ የሚያጎሉ የመዳረሻ ልማት ስራዎች ን ጠቅሰዋል፡፡
ኢትዮጵያ ለአፍሪካ ጉዳዮች ያላትን ቁርጠኝነት የሚያሳዩ እንደ አፍሪካ ነጻ ንግድ ቀጣና ላሉት ተግባራት የሰጠችውን ትኩረትም ለአብነት አንስተዋል።
01/10/2024
Allaha unaxaristo inti kudhimatay inta dhawaca ahna Alle wxaan uga baryayaa cafimaad degdeg ah
03/08/2024
Commercial Bank of Ethiopia
Exchange Rate Applicable for Saturday, August 3, 2024
For more information:
https://combanketh.et/en/exchange-rate
03/08/2024
Wasiirka arrimaha Dibadda Dalka Turkiga Hakan Fidan ayaa gaadhay Magaalada Addis Ababa, Waxaana halkaas kusoo dhaweeyay Raysal Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed.
Socdaalka ayaa lagu tilmaamay inuu qayb ka yahay sii socodsiinta wax loogu yeedhay wada hadaladii aan miro dhalin ee Soomaaliya iyo Itoobiya oo ay garwadeen ka ahayd Dowladda Turkiga.
Dowladda Itoobiya ayaa u goor sii horaysay u baaqatay Dowladda Turkiga si ay Soomaaliya Miiska wada hadalka ugu keento isla markaana ay ka heshiiyaan khilaafka culus ee ka dhex qarxay kadib markii Itoobiya qalinka kula duugtay Maamulka Soomaaliland Heshiiskii Badda ee Soomaaliya ka cadhootay.
30/05/2024
29/05/2024
H.E. Ambassador TAYE ATSKE-SELASSIE, FOREIGN MINISTER OF THE FEDERAL DEMOCRATIC REPUBLIC OF ETHIOPIA, held telephone conversation with RT. HON. WINSTON PETERS, DEPUTY PRIME MINISTER AND FOREIGN MINISTER OF NEW ZEALAND on May 29, 2024. The discussion focused on political, economic partnership as well as humanitarian agendas and other bilateral, regional and multilateral issues of mutual interests.
29/05/2024
“Si aad nolasha guul ugu gaarto uma baahnid Jamacad inaad aado” waxaa sidaas yiri Rishi Sunak Ra’iisul wasaaraha Uk. 🇬🇧
Maku raacsan tahay in aan Jaamacad loo baahneen in la dhigto ama la aado si nolasha guul looga gaaro “
Click here to claim your Sponsored Listing.