Tiigso Technology & computer collage
HOME OF TECHNOLOGY
16/01/2026
SAWIRO Q3aad:Shahaado gudoonsinta ardayda Xafladda Qalin-Jabinta Dufcadda 2aad sanad Dusiyeedka 2025&2026 Kulliyadda Computer-ka
05/06/2025
OGEYSIIS ,OGEYSIIS ,OGEYSIIS
Waxaa la ogeysiisnayaa dhamaan bulasha weynta ku nool
Balad-hawo iyo mawaaxigeeda in machadka barahsda computer ee Tiigso Technology & computer collage uu qaadmayo arday cusub .kuwaa oo laa sameyn doona qiimaha dhimisa 20%.
Waxay isdiiwangalinta ka sacotaa machadka oo ku yaalo
Balad-hawo jiirada lamushkilah,agagaarka masjidka Qadiim.
Waxi faahfahin dheerad ah kala so xariir:
0617628752//0627528752
Baro Technology yada si aad ula jaanqaado Aduunka casriga ah.
Ku so dhawow machadka Barashada computer ee Tiigso Technology & computer collage
Waxi faahfahin ah nagala so xariir:
+252617528752
Enginer Maahir Omar
#
Click here to claim your Sponsored Listing.