Nuun

Nuun

Share

Book shop, stationarya and Printing service.

01/01/2024

Hada ka dalbo Nuun Books 📚📚
Kala xidhiidh 0907773700
WhatsApp 090 777 3700
Nuun books wehelkaaga Akhriska

04/12/2023

https://www.facebook.com/profile.php?id=61554240747621&mibextid=ZbWKwL

Macmiil barteenaa cusub ayaynu u wareegnay.

Soo dhawaada

Photos from Nuun's post 11/11/2023

Jirrida Baambu

Gaadhigan dhexdiisa ma arag Meel uga bannaan dhoollacdeyn, mar-ka laga reebo wajiyada caruurta ee iska xasilloon, wajiyada kale kuma aan arkayn wax aan ahayn dareenno isku qasan oo isugu jira cabsi,murugo, cadho, hogasho iyo, hoggaansanaan.
Da'dan lix iyo tobanka waxa aan ahay sidii qof dhex taagan buundo isku xidha labo magaalo dhallaannimo oo xasilan iyo magaalo waayeel oo ay rag iyo dumar kula legdamayaan nolosha.
Buundada badhtankeeda ayaa aan kaga tallaabaya sandulle aniga oo xambaarsan da'dayda heesihii dhalaannimo iyo sawaxan qosol ayaa ka baxaya magaalada iga dambeysa h**e ayaa aan usii socda oo aan sii durkaa waxa iga sii libdhaysa shanqadhi qosolka Oo heesihii ayaa sii shiiqaaya Anna waa aan sii socdaa sii daala qufacaa dhabarkaa I soo xoodmaya waa aan gaboobayaa waxa maqalkayga ku soo duulaya codad kale oo meel fog ka imanaya wa ay soo dhawaanayaan baryo catabid duco hiif ooh oohin baroor.
Waxa aan iska saaray okiyaalihi qorraxda oo aan wejigayga hor qabtay waxaana ka dhex fiiriyay wejiyadaas gaadhiga ila saaran ! Waxbaba ugama eegi dhallan waa weji dhawaan noqon doona mid ka mid ah wejiyada aan duxda lahayn ee aan hareerahayga ku arkayo.

Hada ka dalbo Nuun Books 📚📚
Kala xidhiidh 0907773700
WhatsApp 090 777 3700
Nuun books wehelkaaga Akhriska

Hiil Press

06/11/2023

AL-XAFIID(ILAALIYE)
Haddii aad dareento noloshaadu in ay ku jirto halis. Haddii aad dareentoi n uu xanuun faro ba'an kugu hayo, ama uu ilmahaagu kaa jiro dhul dheer,isla markaana aad uga baqanayso limid, ama in uu la xidho saaxiibbo xun.Haddii aad ka cabsi qabto in aad kacdo, ama ay yaraato hantidaadu, ogow waxa aad u baahan tahay in aad barato magacyada Rabbi in uu ka mid yahay Al-Xafid iyo in ay kugu habboon tahay in aad u baahan tahay magacan weyn in aad ku cusboonaysiiso iimaankaaga iyo ugu dambayn in uu yimid wakhtigi munaasibka ahaa. Sidaas awgeed, waxa waajib ah in aad dhuuxdo oo dhugato magacan. Keligii ayaa ilaaliya noloshaada, caafimaadkaaga,carruurtaada, hantidaada iyo wax kasta oo ku dhex sugan noloshan!

Hada ka dalbo Nuun Books

Kala xidhiidh 0907773700
WhatsApp +251 90 777 3700
Ama nagu soo booqo xarunta aanku leebaha
Nuun Books wehelkaaga akhriska

04/11/2023

Muu Akhriyo Waalidkay.

01/11/2023

Tarbiyada Nafta
Qoraaga: IMAAMU INBNU AL-JAWSI

OGSOONOW in [Qalbiga] bani'aadamku uusan marnaba ahayn mid murugo la'aanaya. Waayo waa mid marwalba xasuusanaya gefefkii uu h**ey u galay, sidaa darteed waa mid ka murugaysan gefefkaas, waana midka welwelsan dayacaaddii uu h**ey u sameeyey. Waxalaga yabaa in ay saameyn ku reebto waxa Culummadu iyo dadka kale ee wan wanaagsani ay u sheegeen, taa ayaana mar walba aan laabtiisa ka go'i karin oo murugo ku reebaysa qalbigiisa. Maalik Ibnu Diinaar waxa uu yiri, “Qalbi aan lahayn dareen murugo waaqalbi maran, sida guriga aan cidina degganayn uu umaran yahay.

Hada ka dalbo

Kala xidhiidh 0907773700
WhatsApp +251 90 777 3700
Ama nagu soo booqo xarunta aanku leebaha
Nuun Books wehelkaaga akhriska

Photos from Nuun's post 30/10/2023

Dhamaantood waa inoo diyaar macamiil ama nagu soo booqo xarunta Nuun Books

Hada ka dalbo Nuun Books
Kala xidhiidh ☎️0907773700
WhatsApp 090 777 3700
Nuun books wehelkaaga Akhriska

30/10/2023

DUNI AAN ISLAAM JIRIN

Ruushka iyo Islaamka waxa soo dhex maray wadanoolaansho kusiman muddo kun sano ah. Xilli xaadirkan Ruushka waxa deggan muslimiinta ugu badan marka lala barbardhigo dawladaha kale ee reerGalbeedka. Muslimiinta Ruushka waxa lagu qiyaasaa labaatan malyan oo u dhigma 12% ilaa 15% wadarta guud ee dadweynaha. Intaas waxadheer muslimiintani ma aha soogalooti sida Yurubta galbeed oo kale ee waa dadkii deegaanka asalka u ahaa kuwaas oo ku soo galay dalweeynaha Ruushka duullaamadii Ruushku ku qabsaday deegaannadooda ama ha ka mid ahaadaan Midowga DawladahaFederaalka ee Ruushka. Muslinka deggan Ruushka waxa lagu tirayaa Muslimiinta ugu badan ee laga tirada badan yahay caalamka, Moosko kaliya waxa ku nool muslimiinta ugu badan ee ku nool magaalo qura caalamka. Sidaa darteed ayaa Ruushku u ordayaa in uu noqdo xubinkormeer ah oo ka mid ah Ururka Iskaashiga Islaamka ee xaruntiisutahay Maka.

Hada ka dalbo Nuun Books
Kala xidhiidh ☎️0907773700
WhatsApp 090 777 3700
Nuun books wehelkaaga Akhriska

29/10/2023

DHAMBAALLADA QURAANKA رسائل من القرآن

وَرُسُلࣰا لَّمۡ نَقۡصُصۡهُمۡ عَلَیۡكَۚ
"Iyo rusul kale oo aannaan kaaga warramin."

Haddi ay dadku ku dafiraan ama didaan wanaaggaaga,haquusan, waayo milge iyo maamuusba waxa kuugu filan in uu kuu og yahay ilaahay(SWT).Misanka Nuux,waxba ku biirin mayso in aynaan garanayn.Sida oo kale,Nebiyada aan la innooga warramin warkoodu, garasho la'aanteennu waxba k**a bi'inayso. Ciidankii Haaruun Al-Rashiid waxa uu ahaa20 kun oo askari oo aan diwaan gashanayn, mushaharna aanka qaadan jirin dawladda, sababtuna waxa ay ahayd si aanapu ogaan cid aan ahayn Ilaahay (SWT). Saa'ib binu Aqrac ayaa hoggaamiyihii Mu'miniinta ee Cumar (RC) uga tacsiyadeeyey shuhadadii ku qudh-baxday duullaankii Nahaawund. Saa'ibwaxa uu bilaabay tirinta mudantii iyo madaxyaweyntii kuhoyatay dagaalkan; isaga oo sii wata hadalkiisana waxa uuyidhi: “iyo qaar kale oo ka mid ah danyarta Muslimiinta, kuwaas oo aanu garanayn amiirku.”Cumar oo ilmaynaya ayaa yidhi: “dhibimayso garasho la'aanta Cumar; maxaa yeelay Ilaabay baa garanaya."

Hada ka dalbo

Kala xidhiidh 0907773700
WhatsApp +251 90 777 3700
Ama nagu soo booqo xarunta aanku leebaha
Nuun Books wehelkaaga akhriska

29/10/2023

Halxiraalaha Geerida
Konton sano ka hor waxa aan dhex joognay qilka meydadka ee kuliyada caafimaadka, afar walba waxa ay kor taagnaayeen qayb kamida qaybaha meydka, narkaasna waxa aan u haysanay in xaqiiqada aadanaha aysan halxidhaale ahayn oo ay tahay wax midida qaliinku halmar kaliya ku soo saari karto, jirkuna uu yahay boorso hadii aad furto aad garan karto wax kasta oo ku dhex jira. Balse waxaa i soo martay laba sano oo dhaadheer oo aan xaqiiqda ka raadinayo kana baarayo hilibka iyo lafaha gadaashood , uurkujirta, mindhicirada arooryaasha iyo carjowda, aniga oo aan waxba ka dheefin.

Hada ka dalbo Nuun Books
Kala xidhiidh 0907773700
WhatsApp 090 777 3700
Nuun books wehelkaaga Akhriska

28/10/2023

Tiirarka iimaanka
(Tacliintii Samada)
Wagtigan aynu noolnahay waxaa lagu jiraa casrigii Sayniska Ma aqoont i tus oo i taabsii. wuxuu quraanku la doodayaa oo la dhigayaa Sayniska laftiisa sidii awelba uu ula soo kifaaxay casriyadii balaaqada iuo aftahanimada, casriyadii xuquuqul insaanka, casriyadii u dagaalanka wada noolaanshaha iyo ka guurida cunsuriyada Iwm. .....

Hada ka dalbo

Kala xidhiidh 0907773700
WhatsApp 090 777 3700
Ama nagu soo booqo xarunta aanku leebaha
Nuun Books wehelkaaga akhriska

Photos from Nuun's post 28/10/2023

Futuux Al-Xabasha
Mahadho-Reebka Sooyalka Taariikhda geeska ee qarnigii 16aad

"Xiligan oo la joogo bilowgii qarniga 21aa,ummadaha addunkuna ay hiigsanayaan degganaan iyo nabad ku wada noolaansho ayuu gobalkan geeska afrika ku jiraa qalaanqal iyo hardan aan joogsi lahayn oo soo bilawday qarniyaal aad u fog, kaas oo ka dhex oognaa dadkii kala haystay labada diinood ee geeska ugu xoogoogan." .....

Hada ka dalbo Nuun Books
Kala xidhiidh 0907773700
WhatsApp 090 777 3700
Nuun books wehelkaaga Akhriska

Want your business to be the top-listed Shop in Jigjiga?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Sheik Abdusalam Masjid
Jigjiga

Opening Hours

Monday 07:00 - 22:20
Tuesday 07:00 - 22:20
Wednesday 07:00 - 22:20
Thursday 07:00 - 22:20
Friday 07:00 - 11:00
14:00 - 22:20
Saturday 07:00 - 22:20
Sunday 07:00 - 22:20