Halganka Guusha
La halgan nolosha ilaa aad ka gaadhaysi halka aad rabto
15/01/2023
Allahu Akbar: Gabar Reer Falastiin ah oo Lagu Magacaabo Angham abu Dhaher ayaa 10 Saac oo Xiriir ah Waliba Hal Fadhi Waxay Ku Akhrisay 30 Ka Jus ee Qur,aanka Kariimka.
Mashallah.
28/12/2022
Markaad aragto qof wayaha nolosha ay ciilaayan balse aan is dhibeyn, waxaad ogaaneysaa in weli ay jiraan wax loo noolaado!
Markaad aragto qof xumaha oo idil iska dhowraayo ilaahey weyninkiisa dartiis, waxaad ogaaneysaa in weli ay jiraan wax loo noolaado!
Marka aad aragto hooyo aroor kasta u tooseysa si ay ubadkeeda dadka ula tartamaan waxaa ogaaneysaa in ay jiraan wax loo noolaado
Markaad aragto wiil iyo gabar jaceyl wadaag ah oo nafta isku huraayo mustaqbal wacanna naawilaaya, waxaad ogaaneysaa in weli ay jiraan wax loo noolaado.
- Maxamuud Darwiish
22/12/2022
Guri Ku yaalla mid ka mid ah magaalooyinka dalka Suuriya, sidaa waxaa ka dhigay xabado.
Aduunkaan Wax Walba Waa Imtixaan Illheyna Adoomadiisa Uu Jecelyahay Ayuu Imtixanaa,
Click here to claim your Sponsored Listing.