BADRI SHOW

BADRI SHOW

Share

Taageeradiinu waa dhiirigelin weyn. ๐Ÿ™
Mahadsanidiin dhammaantiin.
๐Ÿ‘ Follow
๐Ÿ’ฌ Share
โค๏ธ Like
#Follow #Taageero #Mahadsanid

29/03/2026

DEG-DEG;-Dagaal toos ah ayaa hadda ka socdo Deegaanka Burjuwaas ee Duleedka Magaalada beydhabo

29/03/2026

"Dowladda Federaalka Soomaaliya oo sheegtay in ay ka war haysaa in madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen), iyo Guddoomiyihii Golaha Wakiillada maamulkaas, Cali Saciid Faqi, ay xiriir toos ah la leeyihiin kooxda Al-Shabaab. " Iyagoo fulinaya heshiisyo ay la galeen, waxay maanta faafiyeen warar been abuur ah oo ka dhan ah saaxiibada caalamiga ah ee taageera Ciidanka Qaranka, isla markaana difaacaya maleeshiyaadka Khawaarijta ee lagu jebiyay dagaalka." Ayaa lagu yiri bayaan ka soo baxay dowladda Federaalka.

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaaraynaysaa una beeninaysaa ficillada iyo hadallada shaqsiyaadkaas, iyadoo lagula xisaabtami doono iyaga iyo cid kasta oo kale oo ku lug yeelata falalka argagixisanimo ee noocan oo kale ah." Ayaa sidoo kale lagu yiri bayaanka."

29/03/2026

Midowga Afrika ayaa walaac ka muujiyay xiisadda u dhaxeysa DFS iyo hogaanka maamulka Koonfur Galbeed taasi oo laga cabsi qabo inay isku bedasho gacan ka hadal.

Gudoomiyaha midowga Afrika ayaa ugu baaqay DFS iyo madaxda dowlad gobaleedyada inay wadahadal ku xaliyaaan khilaafka u dhaxeeya.

hoos ka eeg qoraal kasoo baxay midowga Afrika.

24/03/2026

DAAWO: Weerar lagu qaaday hoteel ku yaal Erbil, Ciraaq

24/03/2026

War odeygu muxu xadey

24/03/2026

@ # Odeyga maxa loo heysta

24/03/2026

๐Ÿ‡ฑ๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ทLubnaan ayaa dalkeeda ka caydhisey Danjirihii Iiraan, Mojtaba Amani iyada oo u jartay 'persona non grata' qof aan laga rabin dalkeeda.

Lubnaan ayaa si la mid aj Iiraan wajahaysa duqaymo aan loo meeldayin oo Israa|L ku garaacayso koonfurta Lubnaan, halkaasi oo ay maamusho kooxda Xisba Allaah ee taageero ka hesha Iiraan.

22/03/2026

DAAWO: Israa'iil oo duqeysay Buundada Al-Qasmiya ee ka dul marta Webiga Litani ee Lubnaan

21/03/2026

Gantaalka Iran halka uu gaari karo.

Africa badankeed. Dhamaan Yurub ilaa Shiine.

Waxaa soo bandhigay qariirada ciidamada IsraIl ee IDF.

21/03/2026

Xuutiyiinta Yemen ayaa todobaadkan ku biiraya dagaalka Bariga-dhexe, iyaga oo ku goodinaya in ay xidhayaan Badda-cas, sida uu ku warramay KannTV oo ka soo baxay Telaabiib.

Want your business to be the top-listed Food & Beverage Service in Jijiga?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address

House No
Jijiga
1000