Bayaxow Web TV

Bayaxow Web TV

Share

U adeegista Bulshada Soomaaliyeed

Bayaxow Web TV 📺

06/06/2026

Ballon D’Or-ka Dagmooyinka, Khadar Nani, ayaa iska diiday dalabyo uga yimid qaar ka mid ah kooxaha ugu waaweyn dalka kuwaas oo u bandhigay heshiis dhowr sano ah iyo mushaar toddobaadle ah oo ku dhow $150.

Markii la weydiiyay sababta uu u diiday ayuu ku jawaabay:

“Aniga Dagmooyinka ayaa laygu yaqaan, heerka carruuradana waan ku qanacsanahay.” 😅

02/06/2026

Saan u wadnay baan reer shabeeladii saxda ahaa dhex gaynay bayaxow. Web tv baa I qabatay mana dhuusin been waa

Walalahen jareer weyne buu maciin baday oo uu tolnimo ka raadiyay siduu u socday. Tolkiisaba wan dhaafinay

Telephone

Website