Bashir frey

Bashir frey

Partager

What You See Isn't Always What You Get
Kuso Dhawaada Page Keyga Xoga Sugan iyo Madadaalo

01/03/2026

Iran oo Laba markab ku weeraray Gacanka Hormuz, kuwaas kaso horjeestay amaradeeda

01/03/2026

Dastuurka in wax lagabadala wa qasab OO somali usiman tahay WA Ku dhiira galinayaa barlamanka Ku joogo damiir shacabka no only labo qabiil iyo xildhibano u eke firinbi wata.

28/02/2026

Explosion in Abu Dhabi after Iranian missiles

18/02/2026

Dua For Ramadan Aamin ya rabi

16/02/2026

curyamin karto adigo lasaftay cadow kasta oo dadka Somaaliyed leeyihiin habeen & maalin ka shaqaynayay kala-qaybin & aburista naceyb qabiil oo aan qarsanayn Qofkaas baa doonaya una so fariistay in dadka Somaliyed masiirkoda ku aminaan
Allow sahal umuraha.

13/02/2026

Most African countries still use English, French or Portuguese because of colonisation. But Somalia chose a different path. One language. One identity. Somali stayed in homes, schools and government. This is what real cultural independence looks like.

02/02/2026

Ila daawo wiilkan yarkaa iyo illah sidu illah ugu ilhaamiyay mash Allah alhamdulilah
Rabiyow no danbi daaf amiin yaa rabi

31/01/2026

Dadka qabiilka meshuu kajoogo iyo ka qeybgalka siyasada wadaadada.!
Waa kan sheekha mustafa oo ka hadlaaya siyaasada soomaaliya!!

31/01/2026

Sheekh mustafa iyo kuwa shacabka isku diro ✅

30/01/2026

Somaali Air Force Mogadishu diyaradaha Dagaalka ee Calaamiga ah ee Turkey Ka iibsanay oo Si Rasmi ah u bilabaya Howlgalkooda difaaca Hawaa Sare Sii SHEERGAREEY

29/01/2026

5 koox oo ka socda England aya kuso baxay
top-8 UCL.

Arsenal aya hogaanka u heesa reer England sida ee horyaalkaba hogaanka ugu heeso 👏🏻✅🔥

31/12/2025

Natiijada sida ay Ururada ukala heleen Kuraasta golaha deegaanka gobolka Banaadir state
Guul iyo gobonimo gudiga doorashada hoolkarnimadiina heerka sare ah

Vous voulez que votre entreprise soit Entreprise De Médias la plus cotée à Paris ?
Cliquez ici pour réclamer votre Listage Commercial.

Site Web

Adresse

01 Rue Des Prynees
Paris
75020