Click Digital Book
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Click Digital Book, Social Media Agency, London.
03/04/2026
Najma Khadar oo joogta Galkacyo ayaa maanta isdiwaan gelisay si ay uga mid noqoto ardayda baranaysa Luuqada English ka.
HAMBALYO - ADIGUNA KU SOO BIIR GROUP KEENA π
ββββββββββββββββ
π Fursad Barasho & Horumar!
Ku soo biir group-keena si aad u hesho casharro, xirfado, iyo caawin joogto ah π‘
π² Nagala Soo Xidhiidh Telegram:
βοΈ +252634496857
π₯ WhatsApp Group π
π¬ https://chat.whatsapp.com/D060Ns6uiad4xhts32dGf1
βοΈ Telegram Group π
π’ https://t.me/Easywaylearn1
π± WhatsApp Toos π
π wa.me/252634496857
π Booqo Website-keena π
π» sahalsoftware.com
ββββββββββββββββ
β¨ Ku soo biir maanta β Mustaqbalkaaga bilow hadda! β¨
ββββββββββββββββ
la wadaag asxaabtaada
Here are hashtags that can attract Somali students interested in education, skills, and learning πβ¨
01/04/2026
Hilaal Daahir oo ku sugan Magaalada Boosaaso ayaa maanta si qurux badan oo xarago leh uga gudubtay Basic Computer oo ka koobnaa shan Programππ₯
Waxay si guul leh u dhameeyey Kooraskaas oo ka mid ah koorsooyinka IT ga.ππ°
Taas oo ay ku kasbatay dadaal aad u fara badan iyo samir.ππ
π Waxaan kuu diraynaa hambalyo diirran iyo bogaadin sare π
Guushaadu waa dhiirrigelin β
Ardayda kalena waxaan leenahay ku dayda oo dadaalka ha laga kaco, waxbarashadana xoog ha la saaro! πͺπ
πΈ Sii wad horumarka, guushu waa jidkaaga!
Waxbaro oo Shaqeeyso, Waari Mayside war hakaa hadho πΈ
π Asxaabtaadana u share garee linkgan si ay fursadan waxbarasho uga faaβiideystaan:
https://www.skool.com/sahalsoftware/about
Click here to claim your Sponsored Listing.