Zein Abdalla

Zein Abdalla

Share

sharing Somali culture, Wisdom and global inspiration. A place to learn, connect and grow together.

21/02/2026

10ka faaido ee soonka nooleeyahy| wax ka ogow waxa jirkeena ku dhaco markan soono| Ha iloobin Numberka 9aad.


Zein Abdalla

12/01/2026

Caawo somaliyo waxa ay gaartay guul taariikhi ah
Emiradka in laga eryo somaliyo waa arin aad loomahdiyo, emiradka waa dal neceb midnimada, xasiloonida iyo hormarka taasi badelkeda waxa uu jecelyahy fawdada,qalalasaha iyo bur-burka umada .
Dalal badan oo islam ah sida Sudan iyo yamen ayuu u horseeday bur-bur iyo kala go'a umada musliminta ah.
Guul taarikhi ah ayay somaliyo cawo u tahy

ISNIIN
12-january-2026

30/11/2025

Al-caasima🏙

10/11/2025

Xasan sheikh halkee somaaliyo gaarsiyay?.

14/10/2025

7sano ka hor manta oo kale waxa ka dhcay isgoyska zoobe💔😢
14-10-2017
Malin madow(Black day).

11/10/2025

Hayb qaran sida loo dhisi karo''Abdirashid mohamed''

08/10/2025

Taarikhda Darawiishta iyo Taarikhda Sayid mohamed Abdulle waa taariikh somaliyeed''Abwan shacir''

06/10/2025

Xeebaha puntland.

05/10/2025

Mid kamid ah Astaanka xornimada iyo iskacabinta Gumaystaha.
Sayid mohamed Abdulle hassen waxa uu dhashay sanada 1856s Sacmadeeq,Buuhoodle.
Waxa uu ahaa dagaalyaha dagaal ba'an lagalay gumaystihii Ingiriska,Talyaniga iyo Xabashida.
Isga oo mideeyay Qabiilo somaliyeed si ay gumaysaha uga hortagan.
Waxa uu ahaa sheeq ku xeeldheer diinta islamka leh Caqiido adag iyo Aragti fog.
Sayidku kaliya ma ahyn halgama waxa kale oo uu ahaa Gabyaa u adeegsado hubka iyo gabayga iska caabinta gumaystaha.



✍️ Somali Vision

04/10/2025

Biya xireenkii aadka u waynaa ee fanoole, Meesha ay ku baxday maah-mahda somaliyeed ee''Fanoole faro k**a qodno''.

28/09/2025

MOGADISHU🏙🇸🇴



Somali Vision

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Nairobi?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Nairobi