Baakaay Cumar

Baakaay Cumar

Share

Mohamed Omar (Baakaay Omar) | Journalist

15/06/2026

Bal ceebtaan arag: Ninkii shalay labursanaayay ayaa maanta lala qoslayaa.

13/06/2026

Sidii Laftagareen looso afjaray kan ayaa mudan ee Dadka halaga qabto.

13/06/2026

DEG DEG: Saraakiil GorGor oo gaaray Cadoow Uul & Qorshe Dowlada ay kula wareegi lahayd Ciidankii Cabdullahi oo fashilmay.

13/06/2026

Mataano Bacriminta ilmaha ee IUI ku dhashay!
Qoyska ayaa ku guuleystay inay helaan laba gabdhood oo mataano ah iyagoo loo maray Habka Bacriminta (IUI). Alle mahaddiis, farxaddii iyo rajadii ay muddada dheer sugayeen ayaa maanta rumoowday.
Waxaan Alle uga baryeynaa gabdhaha yaryar inay ku barbaaraan caafimaad, barwaaqo iyo akhlaaq wanaagsan, waalidkoodana uu uga dhigo ubadkii indhaha u qaboojin lahaa.
Xarunta Rajooyinka Qoysaska.
📞 0611221111 / 0611222211
📞 Lambarka gaaban: 7222

11/06/2026

Xogta: Xasan Sheekh oo diyaarsaday 5-Kun oo Ciidan oo lawareegayo Garoowe iyo Boosaaso & Dani oo halis kujiro.

09/06/2026

DEG DEG: MD Xasan Sheekh oo amray 3 Taliye ee Dalka ugu sareyso in laso afjaro weerarka…

Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company in Jeddah?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Jeddah