Somali Cyber Design
Building the future of Cybersecurity & Design in Somalia. Training the next generation of tech professionals.
29/09/2025
Unlock Your Student Email Power
Ma ogtahay in email-kaaga ardaynimo uu kuu furi karo fursado badan oo qarsoon? 🎓✉️
👉 Ka faa’iidayso qalab muhiim ah, scholarships caalami ah, iyo barnaamijyo kor loogu qaadayo horumarkaaga shaqsiyeed iyo xirfadeed.
Speaker: Jamal Abdirahim Mohamed
Venue: Town Campus
Date & Time: Arbaco, Oct 01, 2025 | 3:00 PM
Ha moogaan! Fursad gaar ah oo wax badan lagaga faa’iidaysan doono!
20/09/2025
“Ma ku howlantahay dhisidda summaddaada (brand)?
Aan iska kaashanno si aan u horumarino summadaada!”
Klicka här för att få din sponsrade notering.
Telefon
Webbplats
Adress
Bro
1234