AMDOS Branch

AMDOS Branch

Share

โœจ๏ธ๐‡๐จ๐ฒ๐ ๐š ๐€๐๐ž๐ž๐ ๐ฒ๐š๐๐š ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š๐๐š๐ก๐š ๐ˆ๐ฌ๐ ๐š๐š๐ซ๐ฌ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ค๐š.โœจ๏ธ

28/05/2026

โœจ ๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ๐ƒ๐€๐€๐ ๐ˆ๐๐“๐„๐‘๐๐„๐“ ๐‹๐€โ€™๐€๐€๐ ๐‡๐€ ๐๐Ž๐๐Ž๐๐ˆ๐!

AMDOS Branch waxay kuu diyaarisay Offer aad u qiimo badan oo kuu sahli doona inaad si xor ah ula xiriirto dadka aad jeceshahay.

๐Ÿ“ถ 26 saacadood Unlimited Data & Voice ah kaliya $0.5
๐Ÿ“ถ 72 saacadood Unlimited Data & Voice ah kaliya $1

Ka faaโ€™iideyso internet degdeg ah, wicitaanno tayo leh iyo adeeg lagu kalsoon yahay.
Ciiddaada ka dhig mid farxad iyo xiriir joogto ah leh.

๐Ÿ“ AMDOS Branch โ€” Halka adeegga wanaagsan laga helo.

27/05/2026

๐€๐ฅ-๐ˆ๐ก๐ฌ๐š๐ง ๐Œ๐จ๐›๐ข๐ฅ๐ž ๐ƒ๐š๐ญ๐š ๐จ๐Ÿ ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐š ( AMDOS Branch) ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐ข๐๐ข๐ข๐ง ๐ฅ๐ž๐ž๐๐š๐ก๐š๐ฒ: ๐‚๐ข๐ข๐๐ฎ๐ฅ ๐€๐๐ก๐š ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐ซ๐š๐ค! ๐Ÿ‘๐Ÿ”ฅ

โ€‹Ciiddu waa xilli farxadeed, is-cafis, iyo is-ku-xirnaan. Maadaama ay tahay Ciiddii Hilibka, adigoo ku guda-jira dubista iyo cunista hilibka macaan ee ciidda, ha u ogolaan in xiriirkaaga iyo hambalyadaadu ay go'aan!

โ€‹AMDOS Branch waxay diyaar u tahay inay kuu adeegto maalmaha ciidda oo dhan, iyadoo kuu diyaarisay xirmooyin data oo aad u jaban, aad u dheereeya, isla markaana u macaan sida hilibka ciidda, si aad asxaabta iyo qoyska ula wadaagto daqiiqad kasta oo farxad leh!

โ€‹๐Ÿ“Œ Hilibka macaan cun, fariintaada ciiddana reebโ€”khadka marnaba yuusan kaa go'in.

โ€‹๐Ÿ“ž Wixii faahfaahin ah: 0614154725 / 0624154725 / 0711154725
โ€‹๐Ÿ“ AMDOS Branch - Had iyo jeer adeeg hufan iyo tayo sarreysa!

Want your business to be the top-listed Business in Afgoye?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Afgoye