Himilo Media
xulashada Caqiidada saxiixa , warar hufan iyo hadaf fog
اعلمو انماالحيات الدنيا لعب ولهو…...
26/11/2025
Rasuulku (ﷺ) wuxuu yiri:
«ilaahay lacnadiisu ha ku dhacdo khamrada,
iyo midka cabaya, iyo midka waraabinaya, iyo midka iibinaya, iyo midka iibsanaya, iyo midka miiranaya, iyo midka loo miirayo, iyo midka qaadaya, iyo midka loo qaadayo.»
Waxaa wariyay Abuu Daawuud, waxaana saxeexay Albaani
30/10/2025
Waxa Imaaraat ka sameeyay Sudaan waa waxuu nala damacsanaa balse ka kala firdhiyay madaxwaynahii h**e Mohamed Abdullahi Farmaajo .
Waxaan xasuustaa ciidan dhowr boqol ahaa una badnaa qabaa,il gaar ah inay qorteen waliba aan diiwaanka rasmiga ah ciidanka kujirin mushaar qaali ahna siin jireen , xataa marar qaar falal amni daro magaalka ka sameyn jireen.
Markuu xilka qabtay ayuu ka Imaaraatka laba arin kala doorsiiyay hogaanka ciidanka dowladda la hoos geeyo lana diiwaan galsho balse Imaaraarka qorshe kale wateen waa diideen waxeeyna ku goodiyeen in lacagta jaran doonaan .
Kadib ayay dowladu go'aan ku gaartay ciidankaas qaar lakala diro qaarna lagu daro ciidanka la diiwaan galinaayo , kadibna halkaas ayuu qorshahii Imaaraatku ku kala go'ay.
balse wali laba Maamul Gobaleed howshaas ka dhax wado ayaa jiraan walina ogaleen dowlad awood badan dalkaan ka dhalato
من لا يشكر الناس لا يشكر الله
Aan dhahno madaxwaynahii h**e mahadsanid
mother risked her life by Jumping to Save Her child
07/10/2025
Wasiirka Waxbarashada Itoobiya, Prof. Berhanu Nega, ayaa shaaciyay mushaaraadka cusub ee macalimiinta jaamicadaha dalka Itoobiya. Sida uu sheegay Wasiirka, mushaaraadka cusub ayaa ah sidan:
— Lecturer wuxuu qaadanayaa qiyaastii $174 (kadib cashuurta $115).
— Assistant Professor wuxuu helayaa $226 (kadib cashuurta $145).
— Associate Professor wuxuu qaadanayaa $246 (kadib cashuurta $157).
— halka Professor-ka sare uu mushaarkiisu yahay $269 (kadib cashuurta $170).
In kasta oo kordhintani ay tahay horumar muhiim ah oo dowladda ay ku muujinayso qadarin iyo dhiirrigelin macalimiinta, haddana waxaa wali jira dood ku saabsan ku filnaanshaha mushaharka marka loo eego qiimaha nolosha ee sii kordhaya gudaha Itoobiya.
Professor-ka Itoobiyaanka ah ee dhiga Jaamacada Addis-ababa University waxaa ka mushaar badan wiilka jooga hargaysa iyo muqdisho ee Carwada dharka ka shaqeeya, Hada ogow Maciishada iyo nolol maal-meedka labada Waddan waa isku mid hadaaan Soomaaliya jabnayn.
06/10/2025
War saxafadeedka Kullanki Kismayo
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Website
Address
Banadir