Balguri General Services Co

Balguri General Services Co

Share

Real State and Housing in Somalia

Photos from Balguri General Services Co's post 28/07/2024

Macaamiisheena Sharafta leh waxaan idiin heynaa Boos Banan oo iib ah kuna yaal Degmada Garasbaley ee Gobol Banaadir. Booska wuxuu u dhaw yahay suuqa IGA Dabageey.

- Cabirkiisa: 20X20
- Sharciga: waa Federal
- Qiimaha lagu rabo waa $38,000
- Faafahin: . Waa Dhul banaan kuna Yaal meel u dhaw suuqa IGA Dabageey , waan dhul jaanis ama fursad ah.

Wixii faafaahin ah fadlan la xiriir: Telefoonka: 06179087000 (WhatsApp)/ 0682541751

- Fadlan Pageka Like Saara iyo Sharee noo dhaha si meel dheer u gaaro.

27/07/2024

Macaamiisheena Sharafta leh waxaan idiin heynaa Guri fila cusub oo 2 qeyb u dhisan iibna ah kuna yaal Degmada Darusalaam ee Gobol Banaadir.

- Cabirkiisa: 20X15
- Sharciga: waa Nadiif ( Federal)
- Qiimaha lagu rabo waa $115,000.

- Faafahin: waa filo cusub oo 2 nus u kala dhisan una dhaw Zaytuun Estate . Waa Guri diyaarsan jaanis ah, hori aad ka dagi karto oo hadda Kiro fiican lagu Degan yahay.

Wixii faafaahin ah fadlan la xiriir: Telefoonka: 06179087000 (WhatsApp)/ 0682541751

20/07/2024

Macaamiisheena Sharafta leh waxaan idiin heynaa Guri fila cusub oo iib ah kuna yaal Degmada Darusalaam ee Gobol Banaadir.

- Cabirkiisa: 20X15
- Sharciga: waa Nadiif ( Federal)
- Qiimaha lagu rabo waa $95,000 isku dhamaad.
- Faafahin: waa filo cusub oo ka dhisan 5 qol, 2 Suuli iyo Koshuin, Laamiga Booska 6 aad Buu ka yahay, wuxuu u dhaxeeya Doogle iyo Aargada Darusalaam. Waa Guri diyaarsan jaanis ah, hori aad ka dagi karto.

Wixii faafaahin ah fadlan la xiriir: Telefoonka: 06179087000 (WhatsApp)/ 0682541751

Want your business to be the top-listed Realtor/realty Service in Banadir?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Mogadishu
Banadir