SIISEYPhotography
Halkan Kala Soco Warbaxino iyo Barnaamijyo Ku xiisa Geliya
27/05/2024
Maalintii Labaad Waxaa booqasho ku yimid Xaruunta Jaamacada Baydhabo ardaeyda Fasalka 12aad ee Iskuulka Baidoa iyo iskuulka cibaadu raxmaan . Kalimado iskugu jirey baraarujin iyo talooyin la xariira qaabka ay ugu diyaar garoowayaan Imtixaanka Qaran ee kusoo aadan iyo qaabkii ay usii wadan lahaayeen waxbarashadooda heerka Jaamacada ayaa usoo jeediyey qaar kamid ah madaxda Jaamacada.
Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Bay?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Baydhabo
Bay
Bay