Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Milgo

Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Milgo

Share

Halkani waa degelka rasmiga ah ee Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Milgo.

01/10/2026

Naadiga Akhriska Iyo Qoraalka Milgo iyo Madasha Garaad Plus waxay Si wadajir ah u qabanayaan Soo Koobidda Buugga Madaahiibta Fikriga ee casriga ah ee uu qoray Maxamed Qudhub, waxaana Soo koobid ku sameyn doona Qoraa iyo Tarjumaa Ustaad Abdalla Shariif.

Faahfaahinta Kulanka:

Maalmaha: Jimco iyo Sabti

đź“… Taariikhda:

2 - October - 2026
3 - October - 2026

⏰ Waqtiga: 3:00 Galabnimo

📍 Goobta: Youth Coffe

23/09/2026

Taariikh; 23- September- 2026.

KA: Guddoomiyaha Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Milgo.
KU: Ibrahim Mohamed aadan
KU: Dhammaan Xubnaha Naadiga Milgo.

Ujeeddo: Magacaabista xoghayaya guud ee Naadiga Milgo

Guddoomiyaha Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Milgo, ayaa Ibrahim Mohamed Adam u magacaabay xoghayaja guud ee Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Milgo.

Magacaabistan waxay qayb ka tahay dadaallada lagu xoojinayo maamulka, wada-shaqaynta iyo horumarinta hawlaha Naadiga Milgo, gaar ahaan kobcinta dhaqanka akhriska, qoraalka iyo wacyigelinta bulshada.

Waxaan u rajaynaynaa madaxa xoghayaha cusub guul iyo masuuliyad wanaagsan, waxaana dhammaan xubnaha Naadiga laga filayaa inay si buuxda ula shaqeeyaan.

Mahadsanidiin.
_______________

Yussuf Yussuf Nor Ahmed
_Guddoomiyaha Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Milgo._

14/09/2026

Taariikh; 14- September- 2026.

KA: Guddoomiyaha Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Milgo.
KU: Nuura Iimaan Abdi.
KU: Dhammaan Xubnaha Naadiga Milgo.

Ujeeddo: Magacaabista Guddoomiye Ku-xigeenka Naadiga Milgo

Guddoomiyaha Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Milgo, ayaa Nuura Iimaan Abdi u magacaabay Guddoomiye Ku-xigeenka Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Milgo.

Magacaabistan waxay qayb ka tahay dadaallada lagu xoojinayo maamulka, wada-shaqaynta iyo horumarinta hawlaha Naadiga Milgo, gaar ahaan kobcinta dhaqanka akhriska, qoraalka iyo wacyigelinta bulshada.

Waxaan u rajaynaynaa Guddoomiye Ku-xigeenka cusub guul iyo masuuliyad wanaagsan, waxaana dhammaan xubnaha Naadiga laga filayaa inay si buuxda ula shaqeeyaan.

Mahadsanidiin.

_______________

Yussuf Mo'allim Nor Ahmed

Guddoomiyaha Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Milgo.

Website

Address

Baydhabo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Milgo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Baydhabo.