Somaliland Community
nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sareyntiisa
16/10/2020
"Maxamuud Xaashow da'deed ahayd markaad xoolaha umadda ku tasa rufaysay , Aayadaha quraanka ee aad maanta soo daliishanaysa ma maantay soo dageen ? Soo may jirin markaad xilka haysayba , waxaad umadda u sheegayso waxaad tahay qofka koobaad ee ku sifoobay , aakhiradaada u tudho oo umadda cafis
weydiiso "
Siyaasi Cabdinaasir Buuni .
07/09/2020
Shirkadda Trafigura oo ka ganacsata shidaalka iyo saliidda ayaa sheegtay in ay maal galin ku samaynayso Haamaha Kaydka shidaalka ee Berbera. Warsaxaafadeed ay soo saartay Shirkadda Trafigura ayaa lagu sheegay in shirkaddu damacsan tahay in Berbera noqoto xuddunta Kaydka shidaalka ee Geeska Afrika.
Shirkadda ayaa dhawaan heshiis la saxeexatay Xukuumadda Somaliland gaar Ayaan Wasaaradda ganacsiga sida ay ku sheegeen Warsaxaafadeed ay maanta soo saartay shirkaddaasi.
Shirkadda oo ka shaqaysa shidaalka iyo saliidda la isaga gudbiyo dunida waxana Xarunteeda ugu weyni ku taalaa Switzerland.
Todobaadkan ayaa shirkaddu Berbera keentay Markabkii ugu horreeyay ee sida Shidaal shirkaddaasi leedahay.
Hassan Gallaydh
17/08/2020
Taiwan ayaa maanta si rasmiya xafiiska Dublumaasiyadeed uga furatay Hargeysa.
Munaasabadda waxa goob joog ka wasiirro ka tirsan xukuumadda Somaliland iyo marti kale.
Sidoo kale wasiirka arrimaha Dibadda Taiwan ayaa dhinaca Online ka kaga qayb-galabta.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Borama