Hanad Dirir

Hanad Dirir

Share

This is the official page of (Hanad Dirir)
Somali journalist

Photos from Hanad Dirir's post 29/10/2022

Xildhibaan Abdirahman Gurey oo lakulmay beesha uu kursiga xildhibaanimo ku matalo.

Doorashadii Beledweyne ka dhacday ee lagu doortay xildhibaanada aqalka hoose ee Somaaliya waxaay sahashay in shacabku aay soo saartaan masuuliyiin aay la xisaabtami karaan.

Kulankan aay wada qaateen xildhibaanka iyo beesha Cabdi Yuusuf oo kamid ah beelaha Xawaadke ayaa looga hadlay howlgalada kasocda Hiraan oo beeshu aay kaalin muhiim ah ka qaadatay. Xildhibaanka ayaa dhalinyarada kula dardaarmay inaay difaaca xoojiyaan, wuxuuna ku bogaadiyay doorkooda howlgaladaas.

Xildhibaanka ayaa kamid ah mudanayaasha deegaankan lagu doortay kuwa ugu shaqada badan, waxaana dhawaan uu kasoo laabtay shirkii degmada Maxaas ee lagu go'aamiyay istiraatiijiyada difaac gobalka Hiraan ee sanadaha soo aadan.

22/10/2022

HISTORY: Mysterious mummy found in tomb in Peru with hands covering its face .

In 2021 , A mummy, fully bound in ropes and with its hands covering its face, has been discovered in an underground tomb in Peru.

Archaeologists from the National University of San Marcos found the mummy in good condition in Cajamarquilla, a significant site 15.5 miles inland from the coastal city and capital Lima, Peru.

The mummy is estimated to be between 800 and 1200 years old.

Although the mummy’s striking pose – bound by ropes and in the foetal position – appears chilling at first sight, researchers believe it is a southern Peruvian funeral custom.

The tomb also contained ceramics, vegetable remains and stone tools.

Source: New York post website

Follow Hanad Dirir

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Borama?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address

Bille Road
Borama
00000