Garbodadar Media

Garbodadar Media

Share

Wararka iyo xogaha muhiimka ah

02/12/2023

Beel weynta Cisman Muuse (Abrayn)

War murtiyeed ka soo baxay Golaha sare ee dhaqanka iyo gudida joogtada ah ee dhallinyarada beelaha Cismaan Muuse(Abrayn) ayaa waxa ay jawaab kaga bixiyeen go,aankii baxay shirkii beesha ciise ee dhawaan ka dhacay tuula jidhi

Qodabada war murtiyeedka

1: markaanu aragnay mas,uuliyad darada ka muuqata go,aanka ay Soo saareen beesha ciise
2: markaan aragnay colaada sokeeye ee ay iclaamiyeen
3: markaan aragnay in ay Iska idho tireen xaqiiqada lahaanshe ee dhulka ay sheegteen

Waxaanu ka aqbalnay dagaalkii ay noo iclaamiyeen iyo balantii mudada 48 saacadood ahaydba

Balse waxaanu leenahay balantii wey gaadhay waxna Dhulka nagama yaalaan anaga

Allaa Mahadle

30/11/2023
23/09/2022

Fiid wanaagsan asxaabeey

Want your business to be the top-listed Media Company in Borama?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address

Badacas
Borama
SISIBTA