Murti Same
"JOOJI RIYADA OO BILOW RUMAYNTA"
27/05/2024
26/01/2024
-Si kasta oo ay u qurux badan yihiin nimcooyinka tiro beelka ah ee aan haysano HOOYO MACAAN ayaa ah nimcada ogu quruxda badan ee aan haysano
Murti Same
24/01/2024
Isir asal dhalasho midab maal abtirsiin haybad iyo qurux...
Waxaas oo dhan waxaa daboolay hal aayad:
"ان أكرمكم عند الله اتقاكم"
"Runtii kan idiinku sharaf badan Eebbe agtiisa waa kan idiinku dhawrsada" 📖
╭┈─────────
╰┈➤ MMurti Same
23/10/2023
Xaalad walboo kula soo deristo ha iska lumin rajada waayo marka ay qoraxdu dhacdabo xidigaha ayaa soo baxo❤️😍
MMurti Same
22/10/2023
Safarku aad ayuu u dheer yahay 👣
Saahi ka dhigo samirka 🥹
"Bani adamku 👥 ma yimadaan 🙅♂
Xiliga aad u baahi qabto mar walba 🤷♂💯🥹.
Weydiiso alle kaalmo mar waliba Asiga Ayaa Ah Lajirka Saxda Ah Marwalba 🤲🥹".
same
Click here to claim your Sponsored Listing.