Bari Post

Bari Post

Share

Kusoo dhawow barta warbaahineed ee Bari post follow dheh si aad u hesho wararka soomaalida kuwa geeska iyo caalamka ba.

14/05/2026

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro ayaa dib u soo laabtay ka dib muddo bil ku dhow oo uu socdaal lagu sheegey 'shaqsi' ugu maqnaa Imaaraadka Carabta, inkasta oo Wasiirka Warfaafinta uu tilmaamay in ay jidka ku soo jiraan dalal door ah oo aqoonsanaya SL.

06/05/2026

: Ciidamo ka tirsan Asluubta ayaa saaka sameeyay gadood, kadib markii ay waayeen xuquuqdii ay ku lahaayeen Asluubta.

Ciidamadan ayaa sheegay in aysan helin wax xuquuq ah hal sano iyo bar taasina ay maanta keentay in ay dagaalamaan, Sido kalena ay xirtaan Waddada gasha Xabsiga Dhexe.

03/05/2026

: "Waxaan ahaa garabka Siciid Deni, markii u sharraxnaa waan garab istaagey, aniga oo Xaramka joogana ayaan hambalyeeyey, ma garanayo wuxuu iiga aamusay..."

01/05/2026

: Inta la xaqiijiyay afar qof ayaa ku geeriyootay halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen, kadib markii shil gaari uu ka dhacay duleedka magaalada Gabiley.

Gadiidka shilka galay ayaa isugu jiray laba gaari oo nooca raaxada ah, hal bas, iyo bajaaj.

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Bosaso?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Somali
Bosaso