Xananeyow

Xananeyow

Share

Waxan xananeyna dhaman nole iyo manole

08/10/2025

wiilkas yar wuxu ku dhibanyahay
libiya ugu yaran 2 bilow waxna ma cuno mana cabo waxa usii dheer garacis walidkis waxa nool.hooyadis abihis wuu dhintay waa agoon 20 kun aya madaxisa saran duco iyo qofkii bini adanimo wax ugu qabaya lobahanyhy

Photos from Xananeyow's post 10/08/2022

Dorashada kasocota hada kiniya adiga makujirta dadka codeyey

03/08/2022

Waxan markasto hada so kuwan dadka cadcad inlee iPhone mobilkasa cajib ah

03/08/2022

Waxa walac ba an so foodsartay dhalinta barta tiktok isticmala xasas laqabo futada ruxaya gbdho dirac ku dhanteenaya iyo lamanayal waxay doonan kasamaynaya tiktokga kadib markii shalay lodortay kabtankii h**e arsenal hee Shaikh mansuur rooblow wasiirka

12/04/2022

Hala Madrid

Photos from Xananeyow's post 11/03/2022

Madaxweyne Joe Biden aya la filaya inuu ka noqdo heerka ganacsi qaranka ee ruushka ee aadka lo jecelyhy ee duulanka uku qaday Ukraine isago si wadajir ah ugu dhawaqay golaha G7 iyo hogamiyaayasha midowga yurub jimcihi sharciga la laayey hadii uu ansixiyo Congresska waxay nadifin doonta wadada kordhinta canshuuraha ee rushka so dejinta maraykanka iyo aduunko dhan

05/03/2022

Cawe bishi shabcan soondhere aya 2 ah ilahow nabad nagu garsi sonka

03/03/2022

70 sano ayaa kasoo wareegatay markii ay Israa,iil qabsatay falastiin 7 sano aya kaso wareegatay markii sacuudi carabiya uu yaman ku qaday hub reer galbeed ah way amuusan yihin 7 malmood oo dagal ah ayaa ka socda Ukraine reer galbeedkina waxay u roogeen aduunkii

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Bosaso?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address

Jidka Sodonka
Bosaso
1000