Sheikh Awil Ali Isse
صفحتي الرسمية
سألني أحدهم:
"متى أشعر أنني نجحت في تربية أبنائي؟"
فأجبته:
"حين تراهم في غيابك...
يصلّون في وقتهم، ويحترمون الناس، ويختارون الخير وهم أحرار."
التربية الحقيقية تظهر عندما لا تكون أنت موجوداً لترى. الدكتور عبدالكريم بكار
إننا بحاجةٍ مَلِحّة إلى من يقود الأمة الإسلامية إلى نهضة علمية وفكرية وإصلاحية، لتنهض من كبوتها،
و هذه النهضة لا تأتي إلا بقيادة واعية، تملك رؤية عميقة، وتجمع بين الإيمان والعلم، وبين الأصالة والمعاصرة،
والنهضة تتطلب:
1. إصلاح التعليم: ليكون منبعًا للفكر النقدي والمعرفة الحديثة المرتبطة بجذورنا الإسلامية.
2. نشر الوعي والفكر المستنير: لمحاربة الجهل والتعصب والانغلاق.
3. الاهتمام بالعلماء والمفكرين الحقيقيين: ودعمهم ليقودوا الأمة بالتوجيه والبصيرة.
4. الوحدة والتكامل بين الشعوب الإسلامية: على أساس العدل والمصالح المشتركة.
اكتب المعروف على الصخر واكتب الاساءة على البحر
WAR JIRAABA CAKAARUU IMAN
waxaan maanta raac raacay oo dhegeystay kelimaad ay jeediyeen wadaadadii shalay dadka yiri waa soon, hadaladoodii waxaa iiga soo baxay sadex qodob oo khudbadahooda ku jirey . sadexdaa qodob oo ay ka xeeladaysanayeen culimadaasi in ay afka ku dhiftaan . qodobadaas oo haddii ay cadeeyaan ay suurtagal tahay in bulshadu ka hor timaado keenina kara hadii ay toos ugu dhawaaqaan in bulshadu su'aalo badan is weydiiso. qodobadaas oo Kala ah sida soo socota
1: Qof aaney aqoon ulahayn meel kasta ha joogee oo weliba aaney iyagu tazkiyeyn in aan aragiisa la aqbali Karin ( lagu soomi Karin laguna afuri Karin)
2: Qof aan ka tirnasayn iyaga ka culima ahaan in aanuu go'aamin Karin soon iyo afurtoona
3: deegaan aaney wax xiriir ah la lahayn iyagu ka culimo ahaan in aan laqaadan Karin aragtidooda .
Sadexdaa qodob haddii si fiican loo dhuuxo macnaha ay xanbaarsanyihiina la eego iyo sharcigu sida uu arko qofka aragiisa laqaadanyo, waxaa ka soo baxaysa in tuhmo lageliyo shacabka soomaaliya islaanimadiisa iyo warkii ahaa in shacabka soomaliya uu yahay shacab boqolkiiba boqol Muslim ah, taasina waa arin Khatar ku ah bulshadeena somaaliyeed iyo dalka amnigiisa iyo isku xirnaanshihiisa , fursado badanna siinkarta dad ulo booca ugu tukubayey in ay shacabka dhiigooda xalaa shadaan .
Mad habkeena shaaficugu wuxuu qabaa in qofkasta oo Muslim ah ,oo rag ah, oo caadil ah ,oo aad isku madaalictihiin ,in aragiisa laqaadanayo oo lagu soo mayo .
Nebigana (scw) waxaa ka sugnaatey in uu ninkii yiri Bishii Baan arkay ku yiri ilaahay maqireysaa ?
Markuu ugu jawaabey Haa nebigu (scw) wuxuu amray in lagu afuro .
Deenteenu waa fudayd ee culays ma aha
عن أَبِي هريرة النَّبيّ ﷺ قَالَ: إِنَّ الدِّينَ يُسْرٌ، ولنْ يشادَّ الدِّينُ احد إلاَّ غَلَبه فسدِّدُوا وقَارِبُوا وَأَبْشِرُوا، واسْتعِينُوا بِالْغدْوةِ والرَّوْحةِ وشَيْءٍ مِن الدُّلْجةِ رواه البخاري.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
Bosaso