Alpha University Burco

Alpha University Burco

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Alpha University Burco, College & University, near Dahabshiil main office, Burao.

Photos from Alpha University Burco's post 21/06/2026

๐Ÿ” ๐—–๐˜†๐—ฏ๐—ฒ๐—ฟ ๐—ฆ๐—ฒ๐—ฐ๐˜‚๐—ฟ๐—ถ๐˜๐˜† ๐—”๐˜„๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐—ป๐—ฒ๐˜€๐˜€ ๐—ง๐—ฟ๐—ฎ๐—ถ๐—ป๐—ถ๐—ป๐—ด

Kuliyadda ICT-ga ee Alpha University, Burao, ayaa tababar ku saabsan Cyber Security Awareness u qabatay qaar ka mid ah๐ฌ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐“๐จ๐ ๐๐ก๐ž๐ž๐ซ.

Tababarkan waxaa si hufan u diyaariyey una fuliyey ardayda sannadka labaad ee heerka jaamacadda (Semester 6), taas oo marag u ah tayada aqooneed, kartida, iyo xirfadaha ay hanteen.

Annaga oo ah maamulka Kuliyadda ICT-ga, waxaan si dhow ula soconnay, u hagaynay, una garab istaagnay diyaarinta iyo hirgelinta tababarkan, annaga oo ku faannayna heerka aqoon iyo karti ee ay ardaydeennu gaadheen.

๐–๐š๐ฑ๐š๐š๐ง ๐ฎ๐ ๐š ๐ฆ๐š๐ก๐š๐๐œ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐ง๐š๐š ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐“๐จ๐ ๐๐ก๐ž๐ž๐ซ ๐ฐ๐š๐๐š-๐ฌ๐ก๐š๐ช๐š๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐ฐ๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐š๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐ค๐š ๐Ÿ๐š๐šโ€™๐ข๐ข๐๐š๐ฒ๐ฌ๐ญ๐š๐ฒ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ๐ค๐š.

UNIVERSITY Burco
แตแต‰แตˆแถฆแตƒ แต’แถ แถ แถฆแถœแต‰

Photos from Alpha University Burco's post 17/06/2026

โœจ ๐€๐ฅ๐ฉ๐ก๐š ๐”๐ง๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ ๐๐ฎ๐ซ๐š๐จ โ€“ ๐–๐š๐š๐ฑ๐๐š ๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ˆ๐‚๐“ โœจ

๐Ÿ“š Kulan Muhiim ah oo Lagu Horumarinayo Manhajka Kulliyadda ICT

Waaxda Kulliyadda ICT ee Alpha University Burao ayaa qabatay kulan muhiim ah oo diiradda lagu saaray horumarinta iyo casriyeynta manhajka kulliyadda.

Kulanka ayaa lagu falanqeeyay sidii manhajka loogu dari lahaa Technology casriga ah, hal-abuurka dhijitaalka ah, iyo xirfadaha suuqa shaqada looga baahan yahay, si loo xoojiyo tayada waxbarashada loona kobciyo aqoonta iyo kartida ardayda.

๐ŸŽ“ Alpha University Burao waxay mar walba ka shaqaynaysaa in ay ardaydeeda siiso waxbarasho tayo leh oo la jaanqaadaysa isbeddellada tiknoolajiyadda casriga ah. ๐Ÿš€

Want your university to be the top-listed University in Burao?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address

Near Dahabshiil Main Office
Burao