Mahammed Hassan
Nabad iyo Caano
30/10/2025
*****Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis*****
π Fursad Dahabi ah oo loogu talagalay Ardayda ka raagtay waxbarashada!
1οΈβ£ Ma tahay ama ma kuu joogaa arday waxbarashada ka raagay?
2οΈβ£ Ma tahay arday waxbarashada kaga hadhay meel dhexe oo raba inuu sii wato waxbarashadiisa?
3οΈβ£ Ma doonaysaa inaad si dhaqso ah ula gaadho ardaydii kaa horreysay fasalada sare?
Haddii jawaabtaadu tahay haa β
,
Tani waa fursaddaadii!
Horseed Primary, Intermediate & ABE School β Burco , wuxuu furay barnaamij gaar ah oo loogu talagalay ardayda dib u bilaabaya waxbarashada.
Ardaydu waxay sannad walba ku dhigan doonaan laba fasal (Accelerated Learning Program) si ay ula jaanqaadaan dhiggooda.
πGoobta: Horseed School, Burco
π Wixii faahfaahin ah kala soo xidhiidh: [063-4046898 , 063-4360105]
Hadda bilow safarkaaga guusha! ππ
01/02/2025
T A R T A N A Q O O N E E D
Sabti 01-02-2025
Waxa barxada dugsiga Al Nasri Schools Oodweyne ka qabsoontay subaxnimadii saaka , tartan aqooneed dhex maray Fasalka 3aad iyo Fasalka 4aad.
Dedaal badan ka dib waxay guushu halkaasi ku raacday fasalka 3aad.
Tartankan oo ahaa kii ugu horeeyay Kalka 2aad ee sannad-dugsiyeedka 2024-2025.
Waxaanu u qabsoomay sidan hoos ku xusan.
Warbixin ku saabsan tartankaasi.
Akhlaaqda Fasalka 4aad 90%
Akhlaaqda Fasalka 3aad 99%
Natiijada Fasalka 4aad = 60%
Natiijada Fasalka 3aad = 70%
Hambalyo Fasalka 3aad π
Barnaamijkan waxa soo agaasimay macalimiinta
Axmed Maxamed Cumar
Iyo Sahra Jaamac Xuseen.
Dhiirigelinta ardaydu waa astaanteena.
Alla mahad leh.
#2025
07/01/2025
Hambalyo Mustafa Maxamed Axmed oo loo doortay gudoomiye xigeenka jaamacada University of Burao .
Alle xilka hakugu asturo.
Aamiin
31/12/2024
Thanks All Of My Followers.
Brothers and Sisters ππ«‘
Click here to claim your Sponsored Listing.
Contact the school
Telephone
Website
Address
Burco
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 22:00 |
| Tuesday | 07:00 - 22:00 |
| Wednesday | 07:00 - 22:00 |
| Thursday | 07:00 - 22:00 |
| Saturday | 07:00 - 22:00 |
| Sunday | 07:00 - 22:00 |