HitAcademy
Empowering youth to learn digital skills, grow careers, and create opportunities.
10/03/2026
𝗠𝗮𝗿𝗸𝗲𝘁𝗶𝗻𝗴 𝗣𝗹𝗮𝗻𝗻𝗶𝗻𝗴 𝗳𝗼𝗿 𝗠𝗮𝗿𝗸𝗲𝘁𝗲𝗿𝘀 𝗣𝗿𝗼𝗳𝗲𝘀𝘀𝗶𝗼𝗻𝗮𝗹𝘀 (𝗦𝗵𝗼𝗿𝘁 𝗖𝗼𝘂𝗿𝘀𝗲)
HitAcademy waxay sii waddaa dadaalka ay ku horumarinayso xirfadaha iyo aqoonta shaqaalaha. Maanta waxaanu siinayna tababarkii labaad shaqaalaha shirkadda HitDesigns, kaas oo diiradda saaraya Marketing Planning for Marketers Professionals.
11/01/2026
𝗦𝗮𝘄𝗶𝗿𝗼: 𝗤𝗮𝘆𝗯𝘁ii 𝟭𝗮𝗮𝗱 | 𝗠𝗲𝘁𝗮 𝗔𝗱𝘀 𝗠𝗮𝗻𝗮𝗴𝗲𝗺𝗲𝗻𝘁 𝗧𝗿𝗮𝗶𝗻𝗶𝗻𝗴
8/1/2026 ayuu si rasmi ah inoogu furmay tababarkii 𝗠𝗲𝘁𝗮 𝗔𝗱𝘀 𝗠𝗮𝗻𝗮𝗴𝗲𝗺𝗲𝗻𝘁. Maalintii 1aad waxa diiradda la saaray qaybta theory-ga ah, halkaas oo lagu bartay aasaaska xayeysiinta Meta, fahamka nidaamka xayeysiinta, iyo sida loo dhiso aragti suuq-geyn oo sax ah. Tababarkan qiimaha leh waxa inoo qabtay Guddoomiyaha HitDesigns, Eng. Daud Abdikarim Jama, kaas oo si xeel dheer oo waayo-aragnimo ku dheehan tahay u gudbiyay tababarka.
07/01/2026
𝗠𝗶𝘆𝗮𝗮𝗱 𝗼𝗴𝘁𝗮𝗵𝗮𝘆?
Tababar qiimo iyo aqoonba leh ayaa bari oo Khamiis ah qabsoomi doona, Saacaddu marka ay tahay 6:30 fiidnimo (Maqrib).
Tababarkan faa’iidada badan waxa si wadajir ah u soo abaabulay
Shirkadda HitDesigns iyo Jaamacadda Abaarso.
kuwaas oo mar walba hormuud u ah kobcinta xirfadaha iyo hal-abuurka dhalinyarada.
Click here to claim your Sponsored Listing.