Mahamed husein jees

Mahamed husein jees

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mahamed husein jees, Grocers, 659378955, Burco.

28/12/2023

Dagaalkii Ethiopia iyo Somaliya ee 1977kii dhacay Waxa ku nafwaayay 20kun ilaa 25kun oo Mujaahid.
somalida oo barigaas Tiradeedu yarayd waxay keentay in xadigaas dhimashada ah aad loo dareemo oo Qoys kasta oo somaliyeed ay si uun u saamayso, balse Dhib wayn umay arkaynin oo Dad xaqooga iyo sharaftooda difaacayaan ayay Isu arkayeen.
hadii maanta iyagoo iilka ku Jira ay maqli lahaayeen waaqica dhulkii ay sharaftiisa u dhinteen ka jira dareenkoodu siduu noqon lahaa.

waa sidan oo kale.

kawaran adigoo laba Xaasle ah hadii Xaaskii minyarada ahayd uu nin soo weerari lahaa kadib Adoo iyada difaacaya aad dhiman lahayd, 30 sano kadib Adigoo xabaasha ku jira laguu sheegi lahaa in Xaaskaagi minyarada ahayd uu qabo ninkii adiga ku dilay ayna u dhashay 5 Ciyaal ah oo magacyadoodu kala Yihiin galmudug,buntland,hilshabeele,K.galbeed,jubaland.

xaaskii labaadna Ay wali joogto Oo ayna waxba dhalin lana guursanin, balse la rabo in kii adiga ku dilay loo guuriyo si ay u dhasho sadex wiil oo la kala yidhaa Awdal state,Khaatumo iyo isaaqland.

warkaasi haduu xabaasha kuugu yimaado mxd dareemi lahayd.

labada xaas magacyadooda soo qor hadii aad fahamtay

18/10/2023

Guud ahaan Waxa hawada laga saaray bartii an Facebookga kulahaa ka gadaal markii an sairkan soo dhigay bartayda ficebooga

Kana imika hawada haka saareen hadii Israel loo hiilinayo oo falastiin laga hiilinayo

Want your business to be the top-listed Grocery Store in Burco?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

659378955
Burco