HitDesigns

HitDesigns

Share

HitDesigns is a digital marketing agency that offers Social Media Poster bundles and Graphic design.

13/06/2026

𝐑𝐮𝐧𝐭𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐭𝐚𝐧 ?

Haddii ganacsigaagu aanu ka muuqan baraha bulshada,
wuxuu ka qarsoonyahay macaamiishaada.Suuq-genta baraha bulshadu waxy dhistaa wacyi (brand awareness), , kordhisaa iibka ama sales ka , waxayna abuurtaa bulshooyin daacad ah oo ku wareegsan adeegyadaada ama badeecadahaaga

26/05/2026

𝐑𝐚𝐬𝐮𝐮𝐥𝐤𝐚 𝐀𝐥𝐥𝐞 (ﷺ) 𝐰𝐮𝐱𝐮𝐮 𝐲𝐢𝐫𝐢:

“أفضل الدعاء دعاء يوم عرفة، وأفضل ما قلت أنا والنبيون من قبلي:
“Ducada ugu fadliga badan waa ducada maalinta Carafo, waxaana ugu fadli badan wixii aan anigu iri iyo Nabiyadii iga horreeyey:

لا إله إلا الله وحده لا شريك له، له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير.”
“Ma jiro ilaah xaq lagu caabudo Alle mooyee, keligiis, shariikna ma laha. Isaga ayaa leh boqortooyada, Isaga ayaana mudan mahad oo dhan, wax walbana wuu awoodaa.”

📩 Nala soo xidhiidh hada si aanu u bilowno guushaada:
🌐 www.hitdesigns.net

Photos from HitDesigns's post 20/05/2026

𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐝𝐡𝐢𝐬𝐧𝐚𝐚 𝐛𝐫𝐚𝐧𝐝𝐬 𝐥𝐞𝐡 𝐮𝐣𝐞𝐞𝐝𝐝𝐨, 𝐦𝐮𝐮𝐪𝐚𝐚𝐥 𝐜𝐚𝐬𝐫𝐢 𝐚𝐡, 𝐢𝐲𝐨 𝐚𝐪𝐨𝐨𝐧𝐬𝐢 𝐝𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐦𝐚𝐬𝐤𝐚𝐱𝐝𝐨𝐨𝐝𝐚 𝐤𝐮 𝐡𝐚𝐝𝐡𝐚𝐲𝐚!

📩 Nala soo xidhiidh hada si aanu u bilowno guushaada:
🌐 www.hitdesigns.net

Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company in Nairobi?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Address

Anywhere & Anytime
Nairobi