Jiheeye Institute
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Jiheeye Institute, Nonprofit Organization, The market, Burco.
31/03/2026
Mahadsanidiin!
𝘿𝙝𝙖𝙭𝙖𝙡𝙠𝙞𝙞 𝙄𝙣𝙙𝙝𝙚𝙚𝙧-𝙜𝙖𝙧𝙖𝙙𝙠𝙖 𝙠𝙖𝙡𝙠𝙞𝙞𝙨𝙞𝙞 3𝙖𝙖𝙙
Mawduuca: 𝙎𝙤𝙤𝙮𝙖𝙖𝙡kii, 𝙬𝙖𝙭𝙦𝙖𝙗𝙖𝙙𝙠𝙞𝙞 𝙞𝙮𝙤 𝙙𝙤𝙤𝙧𝙠𝙞𝙞 𝙪𝙪 𝙠𝙪 𝙡𝙖𝙝𝙖 𝙬𝙖𝙭𝙗𝙖𝙧𝙖𝙨𝙝𝙖𝙙𝙖 𝙜𝙤𝙗𝙤𝙡𝙠𝙖 𝙏𝙤𝙜𝙙𝙝𝙚𝙚𝙧, 𝙝𝙖𝙡𝙜𝙖𝙢𝙖𝙜𝙞𝙞 𝙖𝙦𝙤𝙤𝙣𝙩𝙖 𝙔𝙪𝙪𝙨𝙪𝙛 𝙄𝙨𝙢𝙖𝙘𝙞𝙞𝙡
Jeediyaha: Mustafe-Sheybe Axmed
13/03/2026
𝘿𝙝𝙖𝙭𝙖𝙡𝙠𝙞𝙞 𝙄𝙣𝙙𝙝𝙚𝙚𝙧-𝙜𝙖𝙧𝙖𝙙𝙠𝙖 𝙠𝙖𝙡𝙠𝙞𝙞𝙨𝙞𝙞 3𝙖𝙖𝙙 kulankiisi labaad mid lagaga waramayey shaqsi macna wayn laha kaasi oo bulshada gashay wax badan oo aan loo qirin midhaheedana lagu magcabin, habaynka waxa bulshada u waramayey, Af iyo dhaqan yaqaan 𝗤𝗼𝗿𝗮𝗮 𝗠𝘂𝘀𝘁𝗮𝗳𝗲 -𝗦𝗵𝗮𝘆𝗯𝗲 oo maxadirada uu galayey ahayd 𝙎𝙤𝙤𝙮𝙖𝙖𝙡kii, 𝙬𝙖𝙭𝙦𝙖𝙗𝙖𝙙𝙠𝙞𝙞 𝙞𝙮𝙤 𝙙𝙤𝙤𝙧𝙠𝙞𝙞 𝙪𝙪 𝙠𝙪 𝙡𝙖𝙝𝙖 𝙬𝙖𝙭𝙗𝙖𝙧𝙖𝙨𝙝𝙖𝙙𝙖 𝙜𝙤𝙗𝙤𝙡𝙠𝙖 𝙏𝙤𝙜𝙙𝙝𝙚𝙚𝙧, 𝙝𝙖𝙡𝙜𝙖𝙢𝙖𝙜𝙞𝙞 𝙖𝙦𝙤𝙤𝙣𝙩𝙖 𝙔𝙪𝙪𝙨𝙪𝙛 𝙄𝙨𝙢𝙖𝙘𝙞𝙞𝙡 -𝙂𝙖𝙖𝙣𝙙𝙞, waxa uu ahaa mid an ku filnayn in lagaga waramayo Gaandi walow yadoo la wada yaqaan kulanku dhamaday.
FG: Muuqalkii barnaamijka ayaanu halkan idin kula wadaagaynaa.
Soon-qaad wanaagsan!
06/03/2026
𝘿𝙝𝙖𝙭𝙖𝙡𝙠𝙞𝙞 𝙄𝙣𝙙𝙝𝙚𝙚𝙧-𝙜𝙖𝙧𝙖𝙙𝙠𝙖 𝙠𝙖𝙡𝙠𝙞𝙞𝙨𝙞𝙞 3𝙖𝙖𝙙, kulankiisi koobaad ayaynu 𝙌𝙤𝙧𝙖𝙖 𝘾𝙖𝙗𝙙𝙞𝙣𝙖𝙖𝙨𝙞𝙧 𝙎𝙖𝙝𝙖𝙡 uga marti nahay inuu inooga waramo. 𝙎𝙤𝙮𝙖𝙖𝙡𝙠𝙞𝙞, 𝙛𝙞𝙠𝙞𝙧𝙠𝙞𝙞, 𝙙𝙤𝙬𝙡𝙖𝙙 𝙙𝙝𝙞𝙨𝙠𝙞𝙞 𝙢𝙖𝙡𝙖𝙮𝙨𝙞𝙖 𝙞𝙮𝙤 𝙙𝙝𝙖𝙭𝙖𝙡𝙠𝙞𝙞 𝙦𝙤𝙧𝙖𝙖𝙡 𝙚𝙚 𝙈𝙖𝙝𝙖𝙩𝙝𝙞𝙧 𝙈𝙤𝙝𝙖𝙢𝙖𝙙, oo noqday madaxwaynaha malaysia riyadeedi rumeeyey wana midka mida madaxdii islaamka ahayd ee siyaasadan casriga bulshadooda badhaadhaha ku hogaamiyey.
Soon-qaad wanagsan
07/01/2026
Adeegayaasha arimaha bulshada een faa'iido doonka ahayn waa kuwa ugu mudan ee dowladnimada ka shaqeeya ama shaqada ugu wanaagsanba ka qabta.
Waxaanu maalinti jimcaha ee tariikhdu ahayd 2 bishii kobaad usoo xidhnay tobbobar cinwaankiisu ahaa 𝐔𝐧𝐝𝐞𝐫𝐬𝐭𝐚𝐧𝐝𝐢𝐧𝐠 𝐨𝐟 𝐝𝐞𝐦𝐨𝐜𝐫𝐚𝐜𝐲 𝐚𝐧𝐝 𝐭𝐡𝐞 𝐫𝐨𝐥𝐞 𝐨𝐟 𝐜𝐢𝐭𝐢𝐳𝐞𝐧𝐬𝐡𝐢𝐩 In ka badan 25 dhalinyara oo ka shaqeeya arimaha bulshada.
Kani ma ahayn kii koobaad mana noqon doono kii ugu danbeeyey een wacyiga iyo wacaalka dhalinta aanu ku darsanay ama ku darsanaynaba.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the organization
Telephone
Website
Address
Burco