Abdirashiid Kayse

Abdirashiid Kayse

Share

U adeeg Diintaada & Bulshadaada Adigana Allah wuu kuu gargaariye garabkaaga wuu ahaane. I am Abdirashiid Kayse.

15/06/2025

Buugga "The First 20 Hours: How to Learn Anything... Fast" ee uu qoray Josh Kaufman wuxuu diiradda saarayaa sida qofku si degdeg ah ugu baran karo xirfad cusub – isagoo u baahan kaliya 20 saacadood oo barasho ah ujeedo cadna leh (focused).

Josh Kaufman wuxuu meesha ka saarayaa fikradda ah in la baran karo xirfad cusub oo keliya haddii lagu bixiyo 10,000 saacadood (sida uu sheegay Malcolm Gladwell). Isaga oo taa beddelkeeda dhahaya:

❝Waxaad si fiican u baran kartaa xirfad cusub adiga oo kaliya ku bixiya 20 saacadood oo feejignaan iyo qorshe leh.❞

Fariinta Ugu Weyn ee uu dhiganahan bixinayo ayaa ah in aadan u baahnayn waqti badan si aad u barato xirfad cusub. Waxa aad u baahan tahay waa go'aan iyo qorshe.

Buugan hadaad akhriday Nala wadaag waxa aad ka faa’iiday!.

W/T: Cabdirashiid kayse

01/09/2023

Sirdoonku isma sheego.!!
Lasoco goor dhow.

Si aad ula soco barnaamijyada kala duwan ee ka baxa Rashiid Podcast, group-kan kusoo biir.
https://chat.whatsapp.com/FEDXmOpRzoM0ZMM6PwyXFt

14/08/2023

Maalgashiga Bini'aadamka.
Sh. Mustafe X.ismaaciil.
Kani waa link YouTube keena Rashiid-Podcast kala soco barnaamijyo aad wax badan ka faa'idaysan doonto.
https://youtu.be/jC_Gnwmn2eQ

30/07/2023

Marka aynnu wax akhrinayno ama aynnu wax akhriska bilaabayno waxa aynnu is waydiinaa oo maankeena ku waynaata waydiinta ah: Maxaan akhriyaa? Sidee ugu habboon oo aan ku bilaabi karaa?

Mawduucan ayaan kula wadaagi doonaaa.

Group kan kusoo biir si aad ula socoto barnaamijyada aan soo galiyo.
https://chat.whatsapp.com/FEDXmOpRzoM0ZMM6PwyXFt

Podcast

Want your business to be the top-listed Media Company in Burco?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address

Burco