IFTIIN PRIMARY SCHOOLS.

IFTIIN PRIMARY SCHOOLS.

Share

Iftiin kaa baxaaya ubadkaaga la gaadh.

Photos from IFTIIN PRIMARY SCHOOLS.'s post 13/09/2025

𝗦𝗮𝘄𝗶𝗿𝗿𝗼 𝗾𝗮𝘆𝗯𝘁𝗶𝗶 𝟯𝗮𝗮𝗱

Photos from IFTIIN PRIMARY SCHOOLS.'s post 13/09/2025

𝗫𝗮𝗳𝗹𝗮𝗱𝗱𝗮 𝘀𝗮𝗴𝗼𝗼𝘁𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗮𝗿𝗱𝗮𝘆𝗱𝗶𝗶 𝗸𝗮 𝗮𝗳𝗹𝗮𝘅𝗱𝗮𝘆 𝗳𝗮𝘀𝗮𝗹𝗸𝗮 𝟴𝗮𝗮𝗱 𝗲𝗲 𝗶𝗺𝘁𝗶𝘅𝗮𝗮𝗻𝗸𝗶𝗶 𝘀𝗵𝗮𝗵𝗮𝗮𝗱𝗶𝗴𝗮 𝗮𝗵𝗮𝗮 𝘀𝗶𝗱𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗹𝗲𝗻𝗮 𝗹𝗮𝗴𝘂 𝗮𝗯𝗮𝗮𝗹𝗺𝗮𝗿𝗶𝗻𝗮𝘆𝗮𝘆 𝗮𝗿𝗱𝗮𝘆𝗱𝗶𝗶 𝗸𝗮𝗮𝗹𝗺𝗮𝗵𝗮 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗸𝗮 𝗴𝗮𝘀𝗵𝗮𝘆 𝗶𝗺𝘁𝗶𝘅𝗮𝗮𝗻𝗸𝗶𝗶 𝗳𝗮𝘀𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗼𝗼𝗱𝗮.

Waxaa maalinnimadii Arabacada oo taariikhdu ku beegnayd 10-09-2025 si habsami ah uga qabsoontay barxadda dugsiga xaflad meeqaam keedu sarreeyo oo lagu sii sagootinayay ardaydii ka aflaxday fasalka sideedad kuwaaso kaalmo sare ka galay imtixaankii shahaadiga ahaa ee 2024-2025.

Sidoo kale waxaa lagu abaal mariyay Ardaydii kaalmaha sare ka gashay imtixaannaddii fasalladooda iyagoo keenay dhibco aad u sarreeya.

Ugu danbayn waxay maamulka iyo macallimiinta dugsigu ay duco iyo dardaaran isugu dareen dhammaan ardayda ka soo qayb gashay xafladda.

04/08/2025

Waalid qaadashada ardayda ee sannad dugsiyeedka 2025-2026 waxa ay weli ka socoto xafiiska dugsiga ee waalid h**e u gaadh.

Tilmaam:-
Dugsigu wuxuu ku yaallaa beerta Ayaanle Cali Khayre waxaanuu dhanka bari ka xigaa masjidu Tawfiiq (Cabdi-buur)

Wixii faahfaahin ahna kala xidhiidh:
063-4321387/0634437331/065-9306067
ama guji whatsapp link-ga.

19/07/2025

Waalid waxa lagugu bushaaraynayaa in qaadashada ardayda ee sannad dugsiyeedka 2025-2026 ay ka socoto xafiiska dugsiga ee waalid h**e u gaadh.

Tilmaam:-
Dugsigu wuxuu ku yaallaa beerta Ayaanle Cali Khayre waxaanuu dhanka bari ka xigaa masjidu Tawfiiq (Cabdi-buur)

Wixii faahfaahin ahna kala xidhiidh:
063-4321387/0634437331/065-9306067
ama guji whatsapp link-ga.

IFTIIN PRIMARY SCHOOLS. Iftiin kaa baxaaya ubadkaaga la gaadh.

Want your school to be the top-listed School/college in Burco?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Hodan Street
Burco