Aweys Soona

Aweys Soona

Share

Kusoo dhawaaw boggeyga rasmiga ah. Waxaad ka helaysaa wararka Soomaaliya, gobolka iyo dunidda.

17/06/2026

Taliyaha Ururka Nabadsugida Qeybta Degmada Garbaharrey Warsame Ahmed Ashkir Ayaa Fariin Hawada U Mariyay Abdullahi Shimbir Iyo Maamulkii H**e Iney Baneeyaan Guriga Gobolka Iyo Madaxtooyadda Degmada Hadii Ay Ka Dhaga Adeygaana Baaqaasina Ay Ciidamada Qalabka Sida Qaadan Doonaan Masuuliyadda Baneynta Xurumahaasi Dowladeed Si Ay Maamulka Cusub U Fadhiistaan Bulshadana Ugu Adeegaan

Photos from Aweys Soona's post 17/06/2026

Gudoomiyaha Degmada Garbaharrey Nuurow Sheikh Muxumed Ayaa Maanta Booqasho Ku Tagay Taliska Nisa Waxaana Booqashada Ku Wehliyay Xubnaha Maamulkiisa Iyo Sarakiisha Ururka 50aad Iyo Taliyaha Saldhigga Degmada

Gudoomiyaha Ayaa Ciidamada Nisa Ku Amaanay Shaqooyinka Muhiimka U Ah Qaranka Ee Ay Heeganka U Yihiin Waxaana Uu Ku Booriyay Sii Joogteynta Howlaha Qaran Ee Loo Igmaday

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Garbahaarrey?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Address

Wadada Airport Ka
Garbahaarrey