Green Hope Movement
We are youth led environmental local organization that enables communities to take control of their environmental protection, preservation, and climate action.
Waa dhirtii aan ku wareejinay Guddoomiyahay PUNSAA mudane Abdirahman Abdirisak Abdirahman.
Waan uga mahadcelinaynaa inuu ku bixiyay dadaal sidii ay dhirtaasi ku bixi lahayd iyo inuu nalasoo wadaagay natiijo aan ku faraxnay.
14/12/2025
Ururka Ardayda Jaamacadda Puntland State University (PSU) iyo Hay’adda Green Hope Movement ayaa si wadajir ah u qabanaya tababar aqooneed oo ku saabsan:
“Legal and Environmental Implications of Somali Accession to the East African Community (EAC): Prospects and Challenges.”
Tababarkan ayaa diiradda saaraya:
1.Saameynta sharciyeed ee ku xeeran ku biirista Soomaaliya ee EAC
2.Cawaaqibta deegaanka
3.Fursadaha iyo caqabadaha ka iman kara xubinnimada EAC
Tababarkani wuxuu muhiim u yahay ardayda, aqoonyahannada, iyo cid kasta oo danaynaysa arrimaha sharciga, deegaanka, iyo is-dhexgalka gobolka.
📆17/Dec/2025, Arbaco
📍 lecturer Room, PSU Garowe
24/10/2025
Alle mahadii waxaa noo qabsoomay Olole Nadiifin iyo fayadhowr oo si wadajir ah ay u fuliyeen Safiirada Rajada Cagaaran ee Degmada Garowe iyo Ururka Ardayda jaamacada Bosaso University, Garowe Campus… iyagoo kaashanaya Xafiiska Fayadhowrka Dawladda Hoose ee Garowe
13/10/2025
Guddoomiyaha hay'ada Dhaqdhaqaaqa rajada cagaaran Mohamoud Everyday iyo xiriiriyahay safiirada rajada cagaaran ee gobolka nugaal Abdalla Abdirizak Mohamed iyo qaar kamid ah safiirada ayaa ka qayb galay shirka qorshaynta shanta sano ee soo socota (five years strategic plan) kaa ay qabatay wasaarada deegaanka daaqa iyo isbedelka cimilada Puntland Ministry of Environment and Climate Change
Intii uu socday shirku waxaa lagu falanqayay baahiyaha deegaan ee ka jira Puntland kuwaas oo u baahan in si degdeg ah wax looga qabto si taas loo gaaro waa in lasamayaa latashiyo dhanka bulshada iyo danayayaasha arimaha deegaanka si mustaqbalka layskula xisaabtamo loona gaar yoolka qorshan 5ta sano ah.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the organization
Telephone
Website
Address
Garowe
20000
Opening Hours
| Monday | 07:30 - 16:00 |